Somaliland: Tirada Dadka U Dhimanaya Xanuunka Covid-19, Oo Sii Kordhaya
Hargeysa(berberatoday.com)-Xukuumadda Somaliland ayaa ka xog warantay kiisaskii ugu dambeeyey ee laga helay xanuunka koronaha, waxayna tilmaantay in shalay laga helay laba qof, halka tirada guud ee xanuunkan laga helayna ay yi...