Madaxweyne, Maxaa Ku Aamusiiyay??Faallo Wargeyska Geeska Afrika
Xanuunka Corona Virus, iyadoo uu dunida si saa’id ah ugu faafayo ayaa hadda wuxuu marayaa inuu soo gaadhay Somaliland. Inkastoo kiisas laga helay Somaliland, haddana weli lama hayo cid xanuunkan u dhimatay. Alle mahadii weeye.
...
Tuesday, April 7, 2020
War Cusub Oo Ka Soo Baxay Guddida Heer Qaran Ee Kahortaga Xanuunka Covid19
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddida heer qaran ee Covid 19 oo goor dhawayd shir jaraaid qabtay ayaa ka hadlay qodobo badan oo muhiim ah .
Gudida heer qaran waxay Ciidamada Booliska iyo Maamulada Dawladdaha hoose ee Dalka ku amar...