Soomaaliya Oo Kordhisay Muddada Xayiraadda Ee Duullimaadyada Caalamiga Ah
Muqdisho(Berberatoday.com)-Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka hadashay dhibaatada fayraska Corona ee COVID19 iyo saameynta uu ku yeelan karo dalka iyo sidoo kale qaabka looga gaashaaman karo xanuunkan dunida dhibaatada badan ku ...