-
Daawo Muuqalka”Badhasaabka Gobolka Togdheer Oo Ka Hadlay Xaalad Ka Taagan Deegaanka fiqi Ayuub, Sheegayna In Dhalinyaro Hubaysani Ku Sugan Yihiin.
Burco(Berberatoday.com)-Badhasaabka gobolka todheer xamse ayaa ka hadlay xaalad ka taagan deegaanka fiqi ayuub oo bulshada degan khilaaf soo kala dhexgalay wasiirka wasaarada macdnta iyo tamarta,
Badhasaabka gobolka togdheer ay...
Wednesday, January 29, 2020
-
Dowlada Kenya Oo Digniin Culus U Dirtay Ganacsato Ay Sheegeen In Ay Al Shabaab Lacago Siiyaan!
Nairobi(Berberatoday.com)-Dawlada Kenya ayaa soo saartay digniin culus oo dhan ah ganacsatada ay sheegeen in ay lacago siiyaan Ururka Al shabaan.Wasiirka abniga dawlada Kenya ayaa sheegay in dawladu ilgaara ku hayso dad ganacsato ...
Wednesday, January 29, 2020
-
Dawlada Shiinaha Oo Lix Maalmood Ku Dhameystiray Isbitaal 1000 Qof Seexan Karaa in Kabadana Lagu Daaweyn Karo
China(Berberatoday.com)-Waxaa maanta dalka Shiinaha laga furayaa isbitaalkii ugu horeeyay ee loogu talagalay in lagu daweeyo dadka uu haleelay caabuqa Corona ee ka dilaacay dalkaas.
Isbitaalkan oo laga dhisay meel aan ka fogeyn...
Wednesday, January 29, 2020
-
Daawo Muuqalka”Wakiilka Dalka Ingiriiska Ufadhiya Somaliland Oo Ka Hadlay Samcad Xumada Ay Jsl Ku Keentay Cabudhinta Xoriyatul Hadalku.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wakiilka Dalka Ingiriiska ufadhiya Somaliland oo maanta ka qaybgalay munaasibad loo qabtay saxaafada ayaa ka hadlay dhaawac iyo samcad Xumada ay Somaliland ku keentay Cabudhinta saxaafadu iyo Xoriyatul H...
Wednesday, January 29, 2020
-
Haween Waynaha Oo Walaac Ka Muujiyey Xukuumadda Muuse Biixi
Hargeysa(Berberatoday.com)-Haween waynaha reer Somaliland, ayaa walaac xoogan ka muujiyey sidda xukuumadda Muuse Biixi uga fogaysay in taladda laga qayb-galiyo. Islamarkaanna waxay sheegeen in haweenku xilka dalka ku leeyihiin 2.6...
Wednesday, January 29, 2020
-
Maraykanka Oo Soo Saaray Sharci Uu Ku Xakamaynayo Dalxiiska Dhalmada Iyo Dalal Hore U Mamnuucay
USA(Berberatoday.com)-Dawladda Maraykanka soo rogtay sharci cusub oo xakamaynaya waxa loo yaqaanno ‘Dalxiiska dhalmada’ oo ah in hooyooyin uur lihi marka uu sidkoodu dhowyahay ay dalxiis ama ujeedo kale oo sharci ah ku tagaan ...
Tuesday, January 28, 2020
-
Tirada Dadka U Dhintay Caabuqa Corona Oo Korodhay
Wuhan(Berberatoday.com)-Mas’uuliyiinta dalka Shiinaha ayaa sheegay in dad gaaraya 106 qof ay u dhinteen caabuqa corona, halka afar kun oo kalena uu haleelay xanuunka.
Dadka cudurka u dhintay ayaa waxaa kamid ah dhakhaatiir ku...
Tuesday, January 28, 2020
-
Daawo Muuqalka”Shaqaalaha Dawlada Hoose Berbera Waaxda Arimaha Bulshada Oo Ku Hawlan Sidii Ay Biyaha Uga Saari Lahaayeen Magaalada
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Shaqaalaha Dawlada Hoose Berbera Waaxda Arimaha Bulshada Oo Ku Hawlan Sidii Ay Biyaha Uga Saari Lahaayeen Magaalada
https://youtu.be/6WgWZMyJzO8
...
Tuesday, January 28, 2020
-
Addis Ababa Oo Lagu Hayo Afar Qof Oo Looga Shakiyay Inay Qabaan Coronavirus
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Itoobiya ayaa hadda shaacisay in 4 qof oo looga shakisan yahay feeraska #Coronavirus lagu hayo magaalada Addis Ababa.
Wasiirka Caafimaadka Itoobiya ayaa sheegey in afarta qof 3 kamid ah ay yihiin ...
Tuesday, January 28, 2020
-
Daawo Muuqalka”Warbixin Kooban Oo Dalxiise Reer Galbeedi Ka Sameeyay Somaliland Iyo Waxay Qabsatay Iyo Goobaha Taariikhiga Ah
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Warbixin Kooban Oo Dalxiise Reer Galbeedi Ka Sameeyay Somaliland Iyo Waxay Qabsatay Iyo Goobaha Taariikhiga Ah
https://youtu.be/fAt1-aR4EJs?t=129
...
Tuesday, January 28, 2020
« Previous Page — Next Page »