-
Madaxweyne cirro Xasan Sheekh Intuu Ictiraafkii kaga adkaaday ayuu Muqdisho kula dagaalamayaa. W/Q: Cali Cabdi Coomay
Madaxweyne cirro Xasan Sheekh Intuu Ictiraafkii kaga adkaaday ayuu Muqdisho kula dagaalamayaa.
W/Q: Cali Cabdi Coomay
= Xasan Sheekh oo ku faraxsan doorashadii golaha deegaanka ee Banaadir oo mucaaradkiisii Muqdisho kaga...
Friday, January 2, 2026
-
Wasiirka Arimaha Debeda Somaliya oo Loo Haysto Inuu Musuqmaasuqay Lacago Loogu Talagay Daryeelka Dalka Tabaalaysan
Dalka Maraykanka ayaa lagu soo Bandhigay Xogta Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya oo Musuqmaasuqay Malaayiin Doollar oo loogu talo Galay Daryeelka Dadka.
Waxa uu lahaa Xarun Dadka lagu xanaaneeyo, laakiin Waxa uu Musuqay M...
Friday, January 2, 2026
-
Safaarada Somaliya ee Addis Ababa oo Faashil Kala Kulantay Kulan Baaqa Ay Iskudayday Inay Isugu Yeedho Safiirada Wada Carabta ee Itoobiya
Safaaradda Soomaaliya ee Addis Ababa ayaa iskugu yeedhay safiirrada Carabta; UAE iyo Morocco ayaa ka cudurdaartey, waxaana la sheegay in loo xaqijiyey in aqoonsiga Somaliland uu yahay arrin aan la joojin karin.
...
Friday, January 2, 2026
-
Dagaal Iyo Aflagaado Baraha Bulshada Ku Dhexmaray Wasiiro Iyo Xildhibaano Kawada Tirsan Dawlada Xamar”Daawo Muuqaal
Dagaal Iyo Aflagaado Baraha Bulshada Ku Dhexmaray Wasiiro Iyo Xildhibaano Kawada Tirsan Dawlada Xamar"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/AsYLNeCorG4
...
Friday, January 2, 2026
-
Somalida Koonfureed Waxay Ka Quusan La Yihiin Lacagta Cashuurta ee Kasoo Bixi Jirtay 1960 Ilaa 1991 ee Deegaamada Koonfurta oo Dhan Lagu Dhisay
Cashuhrtii Berbera laga qaadi jiray 1960/1991, meel u dhiganta Berbera Soomaaliya kama helin cashuur kale! Sidoo kale (Berbera Military Base) Soviet Union iyo USA lacagtii laga helay Waxa lagu dhisay ciidankii Afrika ugu wacnaa ...
Friday, January 2, 2026
-
Soomaaliya oo Miciin Biday Inay Isticmaasho Muuqaalo Been abuur Ah”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Soomaaliya oo Miciin Biday Inay Isticmaasho Muuqaalo Been abuur Ah"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/i8IeB1FORFA
&n...
Friday, January 2, 2026
-
“Waxaynu Isku Haynaa Somaliya Iyo Kuwa La Xaglinaya Waa Siyaasad ee Maaha Diin”Gudoomiyaha Xisbiga KAAH Maxamud Xaashi Cabdi”Daawo Muuqaal
"Waxaynu Isku Haynaa Somaliya Iyo Kuwa La Xaglinaya Waa Siyaasad ee Maaha Diin"Gudoomiyaha Xisbiga KAAH Maxamud Xaashi Cabdi"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/VoDEnNWKSuI
...
Thursday, January 1, 2026
-
“Ismaciil Cumar Geelle Mucaaradkiisa Ayaanu Hargeysa Keenaynaa Hadii …… Cabdilahi Dahab”Daawo Muuqaal
“Ismaciil Cumar Geelle Mucaaradkiisa Ayaanu Hargeysa Keenaynaa Hadii …… Cabdilahi Dahab"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/meE-yPgTO5U
...
Thursday, January 1, 2026
-
Dhacdooyinka Layaabka Leh ee Dadweynaha Puntland Uu Kaga Tagay Sanadkii Dhamaaday ee 2025-kii”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Dhacdooyinka Layaabka Leh ee Dadweynaha Puntland Uu Kaga Tagay Sanadkii Dhamaaday ee 2025-kii"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/zSGwfFKdXmE
 ...
Thursday, January 1, 2026
-
“Qofkasta oo Reer Togdheer Ah Waa Inuu Amniga Masuuliyad Iska saraa”Maamulka Gobolka Togdheer”Daawo Muuqaal
"Qofkasta oo Reer Togdheer Ah Waa Inuu Amniga Masuuliyad Iska saraa"Maamulka Gobolka Togdheer"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/YEu4dcyDzjE
...
Thursday, January 1, 2026
« Previous Page — Next Page »