-
Itoobiya Oo Ka Hadashay Weerar Inter-net-ka Ah Oo Lagu Soo Qaaday
Addis-Ababa(Berberatoday.com)-Dawladda Itoobiya ayaa ku dhawaaqday in maanta lagu soo qaaday weerarro halis ah oo lagu bartilmaameedsaday meelo muhiim ah, kuwaas oo ujeeddadoodu ahayd in khalkhal lagu geliyo dalka.
Hay’adda A...
Friday, December 6, 2019
-
Daawo Muuqalka”Waraysi Xasaasiya Oo Lala Yeeshay Maxamuud Xaashi Iyo Waxa Uu Ka Yidhi Damaciisa+ Eedaha Musuq Maasuq Ee Lala Xidhiidhiyo?
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirkii hore Ee Wasaaradaha Duulista iyo Hawada & Madaxtooyada Ee xukuumadii Axmed Siilaanyo Maxamuud Xaashi Ayaa lala yeeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya oo uu kaga waramay damaciisa murash...
Friday, December 6, 2019
-
“Xisbiyadu Waxay Noqdeen Nafaqadda Lagu Waraabiyo Qabyaallada” Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa oo ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa sheegay in Xisbiyada siyaasaddu ka baydheen ujeeddadii loo sameeyey ee ku salaysnayd in nidaamka Beelaha iyo qabyaaladda l...
Friday, December 6, 2019
-
Tababarihii Saddexaad Oo Toddobaad Gudihii Laga Eryey Premier League
London(Berberatoday.com)-Kooxda Everton ayaa ceydhisay tababare Marco Silva ka dib guuldaradii 5-2 ee xalay ka soo gaadhay kooxda deriskooda ah ee Liverpool.
Marco Silva ayaa la sheegay inuu macsalaameeyay ciyaartoyda kooxda Ev...
Friday, December 6, 2019
-
Daawo Muuqalka”Odoyaaal Iyo Cuqaal Kasoo Jeeda Beesha Galbeedka Burco Oo Madaxweyne Muuse Biixi Uga Mahad Naqay Magacaabista Wasiir Siciid Sulub
Burco(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Odoyaaal Iyo Cuqaal Kasoo Jeeda Beesha Galbeedka Burco Oo Madaxweyne Muuse Biixi Uga Mahad Naqay Magacaabista Wasiir Siciid Sulub
https://youtu.be/l94uGz6eEEM?t=7
&n...
Thursday, December 5, 2019
-
Daawo Muuqalka”Hordhaca Barnaamij Maxamud Xaashi Cabdi Ku Shaaciyay Inuu Usharaxan Yahay Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Damaca Wasiir Maxamed Kaahina Ku Tilmaamay Mid Aan Wakhtigiisii Taagnayn
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ex Wasiir maxamuud xaasi cabdi oo lalayeeshay waraysi xasaasiya isaga oo ka mid ah gudida fulinta ee xisbi xaakimka kulmiye ayaa shaaciyay in uu yahay murashax utaagan gudoomiyaha xisbi xaakimka kulmiy...
Thursday, December 5, 2019
-
Madaxweyne Biixi Ma Ka Dabaalan Doonaa Siyaasadda Cakiran Ee Somaliland Iyo Arrimaha Ka Socda Geeska?
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xaalada Siyaasadeed Ee ka Taagan Somaliland ayaa ah maalinba maalinta ka danbaysa sii cakirmaysa, iyadoo khilaafka xisbiyada mucaaridka ah iyo xukuumadu uu marlabaad sii laba kacleeyay kadib markii Mad...
Thursday, December 5, 2019
-
Daawo Muuqalka”Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Lacagta Xisbiyada Laga Jaray
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Lacagta Xisbiyada Laga Jaray
https://youtu.be/WqPK_r3pB_E
&n...
Thursday, December 5, 2019
-
Daawo Muuqalka”Odayaasha Madasha Wadatashiga Oo Dacwad Ka Dhan Golaha Guurtida Ugudbiyay Maxkamada Sare Ee Somaliland
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Odayaasha Madasha Wadatashiga Oo Dacwad Ka Dhan Golaha Guurtida Ugudbiyay Maxkamada Sare Ee Somaliland
https://youtu.be/9f-yFZwwfxw?t=81
 ...
Wednesday, December 4, 2019
-
Daawo Muuqalka”Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Waxbarashada Iyo Sayniska Oo Kormeeray Toobabar Wasaaradu Berbera Ugu Qabtay Maamulayaasha Dugsiyada Gobolka Saaxil Iyo Kormeerayaasha
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Agaasimaha Guud Ee wasaarada Waxbarashada Iyo Sayniska Oo Kormeeray Toobabar Wasaaradu Berbera Ugu Qabtay Maamulayaasha Dugsiyada Gobolka Saaxil Iyo Kormeerayaasha
https://yout...
Wednesday, December 4, 2019
« Previous Page — Next Page »