Kenya Oo Ku Guuleysatay Kursi Muhiim U Ah Shuruucda Badaha Caalamka
Nairobi(Berberatoday.com)-Dowladda Kenya ayaa markale ku guuleystay kamid ahaanshaha golaha caalamiga ee hey’adda badaha adduunka.
Kenya oo horay uga mid ahayd golahan ayaa hataan waxaa ay markale fursad u heleysaa dejinta sh...