-
Madaxweyne Biixi Oo Magacaabay Golaha Sare Ee Agaasinka Baanka Dalka
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi ayaa dhawaan magacaabay golaha sare ee Baanka JSL.
Ma jiro war rasmi ah oo lagu baahiyay wareegtada Madaxweyne Biixi, laakiin ilo xogogaala ayaa Geeska Afrika u xaqi...
Saturday, November 9, 2019
-
Daawo Muuqalka”Ramaax Cali Hayste Oo Xukumada Muuse Biixi Ku Eedeeyay Inay Labadii Sano Ay Jirtay Aanay Waxba Soo Kordhin Wax Ka Dhaca Qaranimada Somaliland Mooyaane
Burco(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Ramaax Cali Hayste Oo Xukumada Muuse Biixi Ku Eedeeyay Inay Labadii Sano Ay Jirtay Aanay Waxba Soo Kordhin Wax Ka Dhaca Qaranimada Somaliland Mooyaane
https://youtu.be/xluUPHTYk_...
Saturday, November 9, 2019
-
Guddoomiyihii Baarlamaanka Puntland Ee Xilka Laga Qaaday Oo Deegaamo Katirsan Gobolka Sanaag Soo Gaadhay
Xiingalool(Berberatoday.com)-Gudoomiyihii Baarlamaanka maamulka Puntland Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo Daareed) oo khamiistii Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Puntland xilka ka qaadeen ayaa isaga tagay magaalada Garawe oo ho...
Saturday, November 9, 2019
-
Daawo Muuqalka”Sheekh Mustafe Oo La Waydiiyay In La Xusi Karo Mawliidka
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Sheekh Mustafe Oo La Waydiiyay In La Xusi Karo Mawliidka
https://youtu.be/8lKUOuiK9dA
Berberatoday.com...
Saturday, November 9, 2019
-
Daawo Muuqalka”Xukumada Somaliland Oo Markii Uhoreysay Ka Hadashay Xil Ka Qaadistii Gudoomiyihii Baarlamaanka Putland Cabdixakiin Dhoobo Daareed
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Xukumada Somaliland Oo Markii Uhoreysay Ka Hadashay Xil Ka Qaadistii Gudoomiyihii Baarlamaanka Putland Cabdixakiin Dhoobo Daareed
https://youtu.be/k6S-yPEQEPA?t=135
...
Saturday, November 9, 2019
-
Tiktok Oo Walaac Weyn Laga Muujiyay Iyo Sababta
Hargeysa(Berberatoday.com)-Warbaahinta casriga ee ay bulshadu ku xadhiidhto ayaa saamayn badan ku yeelatay qaabka ay dadku u kala war-qaataan, arrintan ayaa ah mid walaac ku abuurtay waalidiinta iyo sharci-dejiyayaasha caalamka.
...
Saturday, November 9, 2019
-
Hindiya”Maxkamad Amartay In Dhul Uu Ku Yaallay Misaajid Lagu Wareejiyo Hinduuda
Hindiya(Berberatoday.com)-Maxkamada ugu sareysa dalka Hindiya aya xukuntay in lahanshiyaha goob uu ku yaalay masaajid lagu wareejiyo dadka haysta diinta Hinduus-ka.
Goobtani oo si aad ah loogu muransanaa islamarkana uu ku yaall...
Saturday, November 9, 2019
-
Daawo Full Documentary :-“ Sooyaalka Taariikheed Ee Idaacadda Qur’aanka Kariimka Ee Radio Hargeis “
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Full Documentary :-“ Sooyaalka Taariikheed Ee Idaacadda Qur’aanka Kariimka Ee Radio Hargeis “
https://youtu.be/cUL-4NynX-U
Be...
Saturday, November 9, 2019
-
Daawo Muuqalka”Cali Xaraare Oo Daah Ka Feyday Sababta Madaxweynaha Putland Siciid Cabdullahi Denni Uu Mooshinka Xilka Lagaga Qaaday Gudoomiyihii Baarlamaanka Usoo Abaabulay
USA(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Cali Xaraare Oo Daah Ka Feyday Sababta Madaxweynaha Putland Siciid Cabdullahi Denni Uu Mooshinka Xilka Lagaga Qaaday Gudoomiyihii Baarlamaanka Usoo Abaabulay
https://yout...
Saturday, November 9, 2019
-
Warbixin:- Waxyaabaha Uu Salka Salka ku Hayo Damaca Madaxweyne Deni Ee Galaaftay Gudoomiye Dhoobo Iyo Xogo Xasaasiya
Garoowe(Berberatoday.com)-Warbixin:- Waxyaabaha Uu Salka Salka ku Hayo Damaca Madaxweyne Deni Ee Galaaftay Gudoomiye Dhoobo Iyo Xogo Xasaasiya.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warbixintan.
https://youtu.be/NO-9Yi4aQ...
Friday, November 8, 2019
« Previous Page — Next Page »