-
Taajirka Isu Arka Inuu Trump Kaga Adkaan Karo Doorashada Soo Socota Waa Kuma?
USA(Berberatoday.com)-Taajirka ganacsadaha ah, Michael Bloomberg ayaa si adag uga fakaraya in uu ka qeybgalo tartanka loogu loollamayo qofka xisbiga Dimuquraadiga ku matali lahaa doorashada soo socota.
Maayarkii hore ee magaala...
Friday, November 8, 2019
-
Muxuu Sameeyay Al Baqdaadi Isbuucyadii Ugu Dambeyay Ee Noloshiisa
Baghadad(Berberatoday.com)-Sida laga soo xigtay dadkii la shaqeynayay, wuxuu dhowrkii isbuuc ee ugu dambeeyay ku bixiyay siduu u heli lahaa meel uu ku dhuunto ka dib markii culeys uu ka soo koray Bariga Suuriya oo inta badan laga ...
Friday, November 8, 2019
-
Daawo Muuqalka”Cuqaasha Beesha Gabooye Oo Eedo U Jeediyey Madaxweyne Biixi , Taageeray-na Mawqifkii Gudoomiye Cabadiraxmaan Ciro
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Cuqaasha Beesha Gabooye Oo Eedo U Jeediyey Madaxweyne Biixi , Taageeray-na Mawqifkii Gudoomiye Cabadiraxmaan Ciro
https://youtu.be/gx_2sSX3Lbk
...
Thursday, November 7, 2019
-
Caaqil Rashiid Jaanbiir Oo Si Kulul Uga Jawaabay Eedo Xisbiga kulmiye Ujeediyay Shirkii Gacan Libaax Iyo Dr Gaboose,
Hargeysa(Berberatoday.com)-Caaqil Rashiid Jaanbiir oo ahaa gudoomiyihii shirka beelaha garxajis ayaa jawaab kulul a bixiyay hadal maalintii shalay ahayd kasoo yeedhay gudoomiyaha golaha dhexe ee xisbiga kulmiye maxamuud jaamac w...
Thursday, November 7, 2019
-
Daawo Muuqalka”Taliyaha Cusub Ee Ciidanka Booliska Somaliland Oo Markii Uhoraysay Warbaahinta La Hadlay Iyo Fariinta Uu Diray!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Taliyaha cusub ee madaxwayne biixi dhawaan umagacaabay ciidanka booliska Sareeyo Guuto Maxamed Aadan Shaqadhi Dabagale ayaa markii uhoraysay ka hadlay magacaabistiisa iyo fariimo kala duwana udiray shaca...
Thursday, November 7, 2019
-
Wajaale”Israsaaseyn Laba Askari Oo Boolisa Ku Dhex Martay Oo Sababtay Geerida Mid Kamida
Wajaale(Berberatoday.com)-Alle Ha Unxariistee Askari tirsan ciidanka TulbaTaariyada ayaa galabta ku geeriyooday Kastamka Magaalada Wajaale Ee Gobolka Gabiley kadib markii ayku dhacday xabad ka qaraxday askari ay wada tirsanaayee...
Thursday, November 7, 2019
-
Daawo Muuqalka”Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargaysa Iyo Wasaarada Caafimaadka Oo MCH Ka Dhagax Dhigay Degmada Laasgeel,
Dacarbudhuq(Berberatoday.com)-Maayarka Caasimada hargaysa oo ay weheliyaan xildhibaano katirsan golaha deegaanku iyo masuuliyiin ka socda wasaarada cafimaadka ayaa si wada jir ah degmada laas geel uga wada dhax dhigay xarun caafim...
Thursday, November 7, 2019
-
Daawo Muuqalka”Mudaharaado Lagaga Soo Horjeedo Xil Ka Qaadistay Gudoomiyihii Baarlamaanka Putland Oo Ka Dhacay Deegaamada Badhan Iyo Xiingalool
Badhan(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Mudaharaado Lagaga Soo Horjeedo Xil Ka Qaadistay Gudoomiyihii Baarlamaanka Putland Oo Ka Dhacay Deegaamada Badhan Iyo Xiingalool
https://youtu.be/EB3Nl-tXZxA?t=45
&...
Thursday, November 7, 2019
-
Baarlamaanka Maamulka Putland Oo Xilkii Ka Qaaday Gudoomiyohoodii Cabdixakiin Dhoobo Daareed
Garowe(berberatoday.com)-Barlmaanka Maamulka Goboleedka Puntland Somaliya ayaa xilkii ka xayuubiyey Gudoomiyahii Barlamaanka Cabdixakiin Maxamed Axmed Dhoobo-dareed 49 mudane ayaa u codeeyey xil ka qaadista Gudoomiyaha barlamaanka...
Thursday, November 7, 2019
-
Daawo Muuqalka”Safiirka Cusub Ee Dalka Itoobiya Oo Dareen Celiyay Xilka Madaxwaynuhu Umagacaabay.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wakiilka cusub ee Madaxwaynaha Somaliland u magacaabay dalka Itoobiya ayaa dareen celiyay magacaabista xilkaasi Amb Yuusuf Maxamed Guuleed ayaa ka dareen celiyay magacaabistan;
Halkan ka daawo muuqa...
Thursday, November 7, 2019
« Previous Page — Next Page »