-
Wasiirka Cadaalada Oo Sheegay In Ciidamadii Somaliland Ee Ugoostay Putland Ahaayeen Waxmatarayaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka caddaaladda Somaliland Cabdirisaaq Cabdi Saalax, ayaa sheegay in ciidamadii dhawaan ka goostay Somaliland ee ku biiray Puntland ay ahaayeen wax matarayaal ku raagay deegaamadaasi.
Wasiirka ay...
Wednesday, October 16, 2019
-
“Somaliland Qaadka waxa Sanadkan Kaga baxay 190 Milyan Oo doolar” Wasiirka Maaliyadda Sacad Cali Shire”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Somaliland Qaadka waxa Sanadkan Kaga baxay 190 Milyan Oo doolar" Wasiirka Maaliyadda Sacad Cali Shire"Daawo Muuqal
https://youtu.be/guUZCEoXdew?t=6
...
Wednesday, October 16, 2019
-
Cabdirashiid Riyo-Raac Oo Ay Qabsatay Diirrada Mucaaradku Iyo Ololeyaal Is-Garab Socda
Hargeysa(Berberatoday.com)-Mid ka mid ah saddexda xubnood ee uu Madaxweyne Biixi u soo xulay guddiga doorashooyinka qaranka Mr. Cabdirashiid Maxamuud Cali (Riyo Raac) ayaa waxa si weyn uga horyimid mucaaradka, gaar ahaan xisbiga W...
Wednesday, October 16, 2019
-
Trump Oo Cadaadinaya Turkiga , Cunqabateen Saaray
USA(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku cadaadinaya dowladda Turkiga inay joojiso hawlgalka ay ka waddo Waqooyiga Syria, isaga oo ku baaqaya xabad-joojin islamarkaana cunaqabteenno saaray saraakiil Turki...
Wednesday, October 16, 2019
-
Dawlada Qatar Oo Difaacday Hawlgalka Turkey Ee Syria
Doha(Berberatoday.com)-Qatar ayaa difaacday hawlgalka Turkiga ee ka dhanka ah dagaal-yahannada Kurdish-ka ee Waqooyiga Syria, ayada oo sheegtay in Ankara ay u dhaqaaqday inay ka hortagto “halis kusoo wajahneyd”.
Turkey ayaa...
Wednesday, October 16, 2019
-
Daawo Muuqalka”Axmed Siilanyo Xiligii Uu Madaxweynaha Iyo Safarkii Uu Kutagay Koonfurta Sudan Iyo Khudabadii Uu Ka Jeediyay Diyaarada Dusheeda
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Axmed Siilanyo Xiligii Uu Madaxweynaha Iyo Safarkii Uu Kutagay Koonfurta Sudan Iyo Khudabadii Uu Ka Jeediyay Diyaarada Dusheeda
https://youtu.be/7g9v4oMKnVg
 ...
Tuesday, October 15, 2019
-
Xukumada Somaliland Shaacisay In Ardayda Ku Dhacda Maadada Soomaaligu Aanay Ka Gudbi Doonin Imtixaanka Shahaadiga Ah
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska ee dalka Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cismaan Jaamac Aadan, ayaa shaaciyey in ardayda ku dhacda maadada Afsoomaaligu aanay gudbi doonin imtixaanka shahaa...
Tuesday, October 15, 2019
-
Xisbiga Waddani Oo Ka Dareen Celiyay Iscasilaadii Xoghayaha Arimaha Debeda Marwo Faadumo Siciid
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xoghayihii xisbiga Waddani ee arrimaha dibadda Marwo Faadumo Siciid ayaa iskaga tagtay xisbiga Waddani waxaanay si weyn uga taxadartay in ay wax dhalliil ah ku sagootido xisbiga.
Masuuliyiin ka tirsan...
Tuesday, October 15, 2019
-
“Qorshaha Waxqabad Ee Madaxweynaha Somaliland Waxa Kow Ka Ah In La Kobciyo Oo La Dhiso Dekedaha Somaliland”. Maareeyaha Dekedaha Somaliland Siciid Xasan Cabdiilahi,
Saylac(Berberatoday.com)-Maareeyaha Dekedaha Somaliland Eng. Siciid Xasan Cabdiilahi, oo ku sugan Magaalada Saylac, ayaa kormeer ku sameeyey Dekeda qadiimiga ah ee Saylac, iyadoo uu halkaa ku wehelinaayey Enjineer ku xeel-dheer dh...
Tuesday, October 15, 2019
-
Darawalka Wasiirka Waxbarashada Somaliland Oo Nin Shacab Ah Ku Toogtay Tuulada Dhubato Oo Katirsan Degmada Laasgeel
Dacar Budhuq(Berberatoday.com)-Darawalka wasiirka waxbarashada Somaliland ayaa nin shacab ah ku toogtay deegaanka Dhubato ee degmada Laasgeel.
Ninka La Toogtay ayaa ah dhaawac sida uu sheegay guddomiyaha degmada Laasgeel Mustaf...
Tuesday, October 15, 2019
« Previous Page — Next Page »