-
Halkan Ka Daawo Kana Akhriso Khudbadii Madaxweyne Muuse Biixi Ka Jeediyay Qalin Jabintii Jaamacada Camuud
Boorama(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta ka qaybgalay munaasibad ballaadhan oo loo qabtay 974-Arday oo ka qalin-jebiyey jaamacadda Cammuud taas oo lagu qabtay xarunta a...
Wednesday, September 11, 2019
-
“Waxaa Ii Sharaf In Aan Ahaa Ninkii Jamaacada Camuud Furay Aniga Oo Madaxwayne Kuxigeen Ah”Daahir Riyaale Kaahin”Daawo Muuqal
Borama(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Madaxweynihii Hore Somaliland Daahir Rayaale Oo Kawaramay Taariikhda Jaamacada Camuud Uu Furay Isaga Madaxweyne Kuxigeena 1998
https://youtu.be/NJ8xdp0Jf4U?t=216
&n...
Wednesday, September 11, 2019
-
Daawo Muuqalka”Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Gaadhey Degaano Ka Tirsan Magaalada Badhan Iyo Fariinta Ay udireen Punthland.
Sanaag(Berberatoday.com)-Ciidamada Qaranka Somaliland ee ku sugan gobolka sanaag ayaa gaadhay deegaano katirsan magaalada badhan taasi oo ay ku sugayaan abniga guud ee jamhuuriyada Somaliland.
Ciidanka qaranka Somaliland ay...
Wednesday, September 11, 2019
-
Daawo Muuqalka”Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ka Qeyb Galay Qalinjabintii Dufacdii 18aad Ee Jaamacada Camuud
Borama(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ka Qeyb Galay Qalinjabintii Dufacdii 18aad Ee Jaamacada Camuud
https://youtu.be/tWpIQ1I2hDQ
Berberatoday.com...
Wednesday, September 11, 2019
-
Sawirka Todobaadka;Dhoola Cadaynta Biixi Iyo Dhaygaga Riyaale!
Borama(Berberatoday.com)-Madaxwayneynihii hore ee somaliland daahir riyaale kaahin iyo madaxwaynaha hada muuse biixi cabdi ayaa ka wada qaybgalay qalin jabintii ardayda jaamacada camuud.Isagoo madaxwayne riyaale ku sugnaa magaalad...
Wednesday, September 11, 2019
-
Mareykanka Oo Laga Xusayo Weeraradii September 11. 2001
USA(Berberatoday.com)-Dadka Mareykanka ayaa maanta xusaya sanad-guuradii 18-aad ee weerarkii argagixiso ee September 11 2001, kaasi oo ku dhowaad 3,000 oo qof ku dilay New York, Virginia iyo Pennsylvania.
Madaxweyne Trump ayaa ...
Wednesday, September 11, 2019
-
Dalalka Carbeed Oo Cambaareeyay Qorshaha Raysal Wasaaraha Israel
Cairo(Berberatoday.com)-Dalalka Carbeed ayaa cambaareeyay qorsha uu Ra’iisulwasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ku doonayo in uu dalkiisa ku daro qayb ka mid ah Daanta Galbeed ee la haysto.
Salaasadii ayuu Netanyahu ku d...
Wednesday, September 11, 2019
-
Daawo Muuqalka”Netanyahu Oo Wacad Ku Maray In Uu Dooxada Urdun Ku Dari Doono Israa’iil
Israel(Berberatoday.com)-Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa wacad ku maray in uu dalkiisa ku dari doono qayb ka mid ah dhulka la haysto ee Daanta Galbeed, haddii uu ku soo laabto xafiiska toddobaadka soo socd...
Wednesday, September 11, 2019
-
Madaafiic Hoobiyeyaal Ah Oo Ku Soo Dhacay Agagaarka Madaxtooyada Iyo Khasaaraha Ka Dhashay
Moqdisho(Berberatoday.com)-Madaafiic hoobiyeyaal ah ayaa goor dhow ku dhacay agagaarka Madaxtooyada Villa Somalia, iyadoo la soo warinayo in goobo kala duwan ay ku dhaceen madaafiicda.
Illaa saddex Madfac ayaa la xaqiijiyay ina...
Wednesday, September 11, 2019
-
Daawo Muuqalka”Xisbiga UCID Oo War Ka Soo Saarey Xoghayayaashii Uu Dhawaan Xilka Ka Qaadey
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Xisbiga UCID Oo War Ka Soo Saarey Xoghayayaashii Uu Dhawaan Xilka Ka Qaadey
https://youtu.be/04BNuTM4R4k
Berberatoday.com...
Wednesday, September 11, 2019
« Previous Page — Next Page »