-
Khilaafkii Udhexeeyay Golaha Deegaanka Gabiley Oo La Soo Afjaray Iyo Qodobada Lagu Heshiiyay! G
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qarammada Midoobay Mr. James Swan ayaa warbixin uu Khamiistii ka horjeediyey Golaha Ammaanka waxa uu ku soo qaaday booqashadiisii u horreysay ee uu ku tagay Somaliland iyo qodd...
Friday, August 23, 2019
-
Daawo Muuqalka”Maxkamada Sare Ee Punthland Oo Xukun Dil ah Ku Riday Ragii Kufsiga Iyo Dilka Ugaystay Marxuum Caasha Ilyees,
Garowe(Berberatoday.com)-Dhagaysiga dacwada ragii dilka iyo kufsiga ugaystay marxuum caasha ilyees oo ka socday maxkamadaha maamul goboleedka punthland ayaa maanta maxkamada sare kasoo saaray xukun dil ah in lagu fuliyo sedex kami...
Friday, August 23, 2019
-
Maamulka Madaxwayne Farmaajo Oo Ka Horyimid Doorashadii Madaxwaynaha Jubaland!
Muqdisho(Berberatoday.com)-Dawlada fadaraalka somaliya ee madaxwayne farmaajo ayaa ka hirtimid doorashadii maamul goboleedka jubaland.
Wasiirka arimaha gudaha xukuumada farmaajo ayaa Qoraal usoo saaray faah faahin kaga bixiya...
Friday, August 23, 2019
-
Farmaajo Oo Taliyayaal Cusub Umagacaabey Dhamaan Ciidamada Dawlada Xamar Iyo Kuwii Hore Oo Xilalka Laga Qaadey
Muqdisho(Berberatoday.com)-Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa goor dhow magacaabay Taliyeyaasha Ciidamada Qalabka sida, iyadoo si buuxda Taliyaha NISA loogu magacaabay Fahad Yaasiin Xaaji Daahir oo muddo 10 bilood ahaa Sii Haye.
...
Friday, August 23, 2019
-
Daawo Muuqalka”Isuduwaha Wasaraada Ganacsiga Gobolka Saaxil Oo Sheegay In Maalintii Labaad Ay Taagantahay Shaqadii Xafiisyada Wakiilada Maraakiibta Koonteenarada Xambaaraa
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Isuduwaha Wasaraada Ganacsiga Gobolka Saaxil Oo Sheegay In Maalintii Labaad Ay Taagantahay Shaqadii Xafiisyada wakiilada Maraakiibta Koonteenarada Xambaaraa
https://youtu.be/b-cNYRigiAo
...
Thursday, August 22, 2019
-
Rag Iyo Haween Tahriibayaal Oromo Ah Oo Lagu Laayay Duleedka Haleeya Iyo Booliska Oo Dad Uxidhxidhay Dhacdadaas
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dablay hubaysan ayaa laba haween Oromo ah ku dilay deegaanka Halleeya ee duleedka Hargeysa sidoo kalena ku dhaawacay laba nin oo isla Qoomiyada Oromada ah.
Oromadan oo ahaa tahriibayaal gaadhi saaran ...
Thursday, August 22, 2019
-
Wasaaradda Gadiidka Oo Amaro Culus Dul Dhigtay Shirkaddaha Gadiidka Somaliland
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadku iyadoo fulinaysa Xeerka Wadamarista (Xeer L/r 56/2013) Qodobadiisa 75aad iyo 76aad oo qeexaya xadidaada xawaaraha ay ku soconayaan gaadiidku si looga hortago ...
Thursday, August 22, 2019
-
Daawo Muuqalka”Wasiirka Ganacsiga Somaliland Oo Wakiiladii Maraakiinta Koonteenarada Ee Cabashadda Uxidhay Xafiisyadooda Awood Dawladeed Ugu Han-jabay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Wasiirka Ganacsiga Somaliland Oo Wakiiladii Maraakiinta Koonteenarada Ee Cabashadda Uxidhay Xafiisyadooda Awood Dawladeed Ugu Han-jabay
https://youtu.be/c3S0rSzQfKQ?t=275
&...
Thursday, August 22, 2019
-
Proffesor Gees Oo Falanqeeyey Waxyaabaha Sababay Colaada Ceel Afweyn Iyo Sida Lagu Dawayn Karo
Proff Gees Oo Falanqeeyey Waxyaabaha Sababay Colaada Ceel Afweyn Iyo Sida Lagu Dawayn Karo
Degaanka Ceel-afweyn marna ma ahayn meel ceeb laga sheego ee waxay ahaan jirtay meel dadkeedu ay si nabad ah u wada ciyaaraan Jaan-dheer...
Thursday, August 22, 2019
-
Daawo Muuqalka”Xukumada Somaliland Oo War Cusub Ka Saartay Xaalada Magaalada Laascaanood Iyo Rabshadihii Kadhacay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Xukumada Somaliland Oo War Cusub Ka Saartay Xaalada Magaalada Laascaanood Iyo Rabshadihii Kadhacay
https://youtu.be/2FGMzgFpJhs?t=42
...
Thursday, August 22, 2019
« Previous Page — Next Page »