-
Somaliland Iyo Ereteriya: Ma Asmara Ayaa U Socotay Indho-Indhayn Keliya Oo Hargeysa Ayaa Ciyaarta Khalad Fahantay Mise Diblomaasiyada Ayaa Soo Guuxaysa?
Hargeysa(Berberatoday.com)-Shan bilood ayaa laga joogaa markii ay bishii March wefti ka koobnaa wasiirka arrimaha dibadda Ereteriya Cismaan Saalax iyo la taliyaha madaxweynaha Ereteriya Yemane Ghebreab ay socdaal ku yimaadeen Soma...
Wednesday, August 21, 2019
-
Xafiisyadii Wakiilada Shirkadaha Maraakiibta Koonteenarada Xambaara Ee Berbera Oo Gabi Ahaanba Albaabada Loo Xidhay Iyo Sababta Keentay
Berbera(Berberatoday.com)-Gabi ahaanba waxa saaka albaabada loo xidhay xafiisyada Wakiilada Markiibta Koonteenarada Xambaara ee berbera ee loo yaqaanay (Shipping lines) oo ah shirkado isku xidha Somaliland iyo dunida inteeda k...
Wednesday, August 21, 2019
-
Daawo Muuqalka”Xildhibaan Isbarbar Dhig Ku Sameeyay magaalooyinka Burco Iyo Borama Kana Hadlay Loolanka Caasimad Kuxigeenka Ee Labadaas Gobola Udhexeeya
Burco(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Xildhibaan Isbarbar Dhig Ku Sameeyay magaalooyinka Burco Iyo Borama Kana Hadlay Loolanka Caasimad Kuxigeenka Ee Labadaas Gobola Udhexeeya
https://youtu.be/2oW3mTu3NuY?t=1
&nbs...
Wednesday, August 21, 2019
-
Baasaboorka Somaaliya Oo Xafiisyo Ku Yaala Magaalada Hargeysa, Si Toosa Looga Bixiyo Iyo Magaca Shirkada Qandaraaska Kusoo Qaadatay! ‘
Hargeysa(Berberatoday.com)-Magaalada Hargeysa, waxa dhowrkii bilood ee u dambeeyey ka furnaa xafiis si joogto ah u bixiya baasaboorka Soomaaliya oo ay hawsha bixintiisa wakiil ka tahay isla markaana ay ku kaliyeysatay mid ka mid a...
Wednesday, August 21, 2019
-
Daawo Muuqalka”Madaxweyne Muuse Biixi Oo Si Cajiiba Uga Hadlay Sawirkii Uu La Galay Wasiirrada Dawlada Xamar
Jeddah(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Madaxweyne Muuse Biixi Oo Si Cajiiba Uga Hadlay Sawirkii Uu La Galay Wasiirrada Dawlada Xamar
https://youtu.be/qvEzxb9r4sY?t=138
Berbe...
Wednesday, August 21, 2019
-
“Afraad Waxay Ahayd Unugii Ururka SNM”Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo La Layeeshay Prof Ibraahim Meecaad.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waraysi dhinacyo badan taabanaya oo lala yeeshay Prof Ibraahim Maxamed Meecaad oo kamida aqoonyahan reer somalland ee ku dhaqan wakhtigan qurbaha ayaa kaga waramay dhacdooyin badan oo uu goob joog u ahaa...
Wednesday, August 21, 2019
-
Natiijada Imtixaankii Dhalinyarada Shaqo Qaran Oo Si Hoose Loo Shaaciyay Shakhsiyaadka Ku Guulaystay Iyo Jaho Wareerka Boqolaal Kamida Ardaydii U Fadhiisatay!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dhawaan ayay ahayd markii 800Qof u fadhiisteen Imtixaan loo galayay Boosas shaqo oo shirkada Singaboor Selk Somaliland Uqaadanaysay Shaqaale Gaadhaya 400 kaasi oo galintaankiisii Ay soo baxeen Raadad sha...
Wednesday, August 21, 2019
-
Dagaal Ciidamada Somaliland Iyo Punthland Ku Dhex Maray Deegaano Kamida Gobolka Sanaag Iyo Wararkii Ugu Danbeeyay!
Sanaag(Berberatoday.com)-Ciidamo ka kala tirsan Somaliland iyo maamul goboleedka Somaliyeed ee punthland ayaa ku dhexmaray deegaanka badhan kaasi oo sida wali wararka laga helayaa ay sheegeen in uu dagaal ku socdo
Halkan ...
Tuesday, August 20, 2019
-
Xisbiga Ucid Oo Wasaarada Maaliyada Ku Eedeeyay Cashuur Sharci Daro Oo Ay Dul Dhigtay Shacabka H
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbiga ucid ayaa ayaandaro ku tilmaamay xukuumada somaliland iyo wasaarada maaliyadu kala garan waydo dadka ay cashuurta saarayso balse aad moodo in maraykan u haystaan dadka aycashuurta ka qaadayaan
...
Tuesday, August 20, 2019
-
Daawo Muuqalka”Suldaan Maxamud Axmed Sheekh Oo Sheegay In Reer Saaxil Doonayaa Afar Kursi Baarlamaan Oo Saami Qeybsiga Gobolada Kaga Maqan
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Suldaan Maxamud Axmed Sheekh Oo Sheegay In Reer Saaxil Doonayaa Afar Kursi Baarlamaan Oo Saami Qeybsiga Gobolada Kaga Maqan
https://youtu.be/mwp-0aMWKes?t=33
 ...
Tuesday, August 20, 2019
« Previous Page — Next Page »