-
Israel Oo Mamnuucday Booqasho Ay Ilhaan Omar Iyo Rashida Tlaib Ku Iman Lahaayeen Qudus Iyo Daanta Galbeed Ee Falastiin
Jarusalem(Berberatoday.com)-Israel ayaa ka mamnuucday Ilhaan Cumar iyo Rashida Tlaib oo ka tirsan Aqalka Wakiilada Mareykanka booqasho ay qorsheeyeen inay ku tagaan Qudus iyo Daanta Galbeed, waxaa sidaas maanta shaaciyey wasiir ku...
Friday, August 16, 2019
-
Dhaqaalaha Dunida Oo Wajahaya Cabsi Hoos U Dhac Ah
Hargeysa(Berberatoday.com)-Suuqyada saamiyada Japan ayaa hoos u dhacay maanta hase yeeshee uma xumeyn sida hoos u dhacii xoogganaa ee maalin ka hor asiibay suuqyada saamiyada Mareykanka, taasi oo sare u qaaday cabsida laga qabo b...
Thursday, August 15, 2019
-
Xaglotoosiye Oo Ka Hadlay Saami Qaybsiga Wakiillada
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Saleebaan Ciise Axmed (Saleebaan Xaglatoosiye), oo Xukuumaddii hore ee Axmed Siillaanyo ka soo qabtay xilalka Wasiirnimo ee Wasaaraddaha Dib u dejinta iyo Caafimaadka, ayaa ka hadlay tabashada ...
Thursday, August 15, 2019
-
Daawo Muuqalka”Masuul ka tirsan xisbiga Waddani Oo Qurbejoogta La Xidhiidhiyay Colaadda Ceelafweyn
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Masuul ka tirsan xisbiga Waddani Oo Qurbejoogta La Xidhiidhiyay Colaadda Ceelafweyn
https://youtu.be/KJ3CpLNbo9M
Berberato...
Thursday, August 15, 2019
-
Daawo Muuqalka”Natiijada Imtixaanaadka Dugsiyada Sare Iyo Dhexe Ee Somaliland Oo La Shaaciyay Iyo Tirada Ardayda Dhacday.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Natiijada Imtixaanaadka Dugsiyada Sare Iyo Dhexe Ee Somaliland Oo La Shaaciyay Iyo Tirada Ardayda Dhacday.
https://youtu.be/Df_C56gLM2U
...
Thursday, August 15, 2019
-
Daawo Muuqalka”Beesha Degta Dhulka Korneyl Caarre Ku Sugan ahay Oo Warmurtiyeed Soo Saartay
Ceerigaabo(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Beesha Degta Dhulka Korneyl Caarre Ku Sugan ahay Oo Warmurtiyeed Soo Saartay
https://youtu.be/qestQLrLJvY?t=112
Berberat...
Thursday, August 15, 2019
-
Maxaa Bedelay Mawqifkii Madaxwayne Biixi Ee La kulanka Somaliya Iyo Weedhihii Uu Ku Eedayn Jiray Xisbiyada Mucaaridka!Warbixin?
Hargeysa(Berberatoday.com)-Milicsiga Madaxwaynaha Somaliland muuse biixi cabdi ayaa bulshada Somaliland wakhtigii ololaha iyo hada oo uu madaxwayne yahay ujeedin jiray hadalo uu ku durayo madaxda somaliya iyo cida la kulantaba
...
Thursday, August 15, 2019
-
Daawo Muuqalka”Korneyl Caare Oo Wareysi Toosa Siiyay HCTV Kana Hadlay Halkay Marayaan Waan Waantii Odayo Dhaqameedka Beeshiisu Ka Dhex Wadeen Xukumada Somaliland
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Korneyl Caare Oo Wareysi Toosa Siiyay HCTV Kana Hadlay Halkay Marayaan Waan Waantii Odayo Dhaqameedka Beeshiisu Ka Dhex Wadeen Xukumada Somaliland
https://youtu.be/kbN_xADFSmg?t=230
...
Thursday, August 15, 2019
-
Madaxweynah Nayjeeriya Oo Dalkiisa Ka Mamnuucey Cuntooyinka Iyo Badeecada Dalka Debediisa Laga Keeno Iyo Sababta
Abuja(Berberatoday.com)-Madaxweynah Nayjeeriya Oo Dalkiisa Ka Mamnuucey Cuntooyinka Iyo Badeecada Dalka Debediisa Laga Keeno Iyo Sababta
https://youtu.be/aQLqdN1CZGQ?t=76
&nb...
Thursday, August 15, 2019
-
Daawo Muuqalka”Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Fariin Culus Udiray Odayaasha Dhaqanka Ee Warbaahinta Ka Hadla!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyi galinta somaliland Maxamed Muuse Diiriye Oo ka hadlayay munaasibada xuska maalinta dhalinyarada ayaa weedho dardaaran iyo hogo tusaalay ah ujeediyay dha...
Thursday, August 15, 2019
« Previous Page — Next Page »