Askar Mareykan Ah Oo Lagu Laayay Dalka Afghanistan
Kabul(Berberatoday.com)-Isbahaysiga NATO ee ku sugan dalka Afghanistan ayaa sheegay in laba askari oo Mareykan ah lagu dilay weerar gaadmo ahaa oo ka dhacay bariga dalkaas.
Dhimashadii ugu dambeysay ayaa tirada askarta Mareykan...
Mareykanka Oo War Ka Soo Saarey Muranka Badda Ee Somaliya Iyo Kenya
Muqdisho Somaliya(Berberatoday.com)-Safiirka Mareykanka u fadhiyo dalka Kenya ayaa sheegay inay kaalin ka qaadanayaan xallinta muranka badda ee Kenya iyo Soomaaliya.
Kyle McCarter oo wareysi siinayay telefishinka Citizen ee ka ...