Hindiya”Maxkamad Dembi Dil Iyo Kufsi Gabadh Yar Ah Ku Heshay Lix Nin
Bunjaab(Berberatoday,com)-Cadho iyo xaalad aan degganeyn oo ka jirtay maamulka Hindiya ee dhinaca Kashmiir, ka dib waxaa maanta Maxkamad la soo taagay lix qof oo lagu soo eedeeyay in ay ka dambeeyeen dhimashada gabar yar oo muslim...