Laba Muwaadin Somaliya oo Lagu Dilay Koonfur Afrika
Koonfur Afrika" 2 muwaadin oo somali ah ayaa lagu kala dilay location hoostagta magaloyinka Cape Town Iyo East London oo ka kala tirsan gobolada western cape iyo eastern cape
Asad Xasan Maxamed ayaa lagu dilay tuulo hoosta...