Dawlada Serbia oo Cambaaraysay Aqoonsi Dalka Kenya Siiyay Dalka Kosovo
Dawladda Serbia, ayaa si xoogan u cambaaraysay go'aankii uu dalka Kenya xalay ku aqoonsaday madaxbannaanida Kosovo oo hore uga tirsanaan jiray dalkaasi Serbia, balse gooni isku taagay sannadkii 2008.
War mar dhawayd...