Madaxweynihii Hore Ee South Africa Jacob Zuma Oo Maxkamad Waajahaya
Johnsburg(Berberatoday.com)-Madaxweynihii hore ee Koonfur Afrika, Jacob Zuma ayaa maanta maxkamad lasoo taagay isaga oo u dagaalamaya in eedeymo musuq maasuq oo ka dhan ah la baabi’iyo.
Eedeymahan oo la xidhiidha heshiis hu...