Nin Aad Ugu Dhaw Trump Oo Loo Doortay Gudoomiyaha Bankiga Aduunka
New York(Berberatoday.com)-Gudiga Baanka Aduunka ayaa u doortay sarkaal sare oo ka tirsanaan jiray wasaaradda Maaliyada Maraykanka madaxweynaha hay’adan ee shanta sano ee soo socota.
David Malpass, ayaa ahaa musharaxa keliya ...