(Sawirro) Ninkii weerarka ka geystay dalka Holand oo la aqoonsaday
Dadka ku dhintay weerarkii hubeysanaa ee maanta lagu qaaday magaalada Utrecht ee dalka Holland ayaa sii kordhay waxayna tiradoodu gaartay 3 dhimasho ah iyo 9 dhaawac ah, iyadoo 3 ka mida dadka dhaawaca ah ay xaaladoodu liidato.
...