-
War Deg Deg Ah”Wasiir Xukumada Somaliland Katirsan Gaadhi La Qalibmay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada Hawlaha guud ee Somaliland Cabdirashiid Xaaji Ducaale Qanbi oo maalmihii ugu danbeeyey ku sugnaa magaalada Oodweyne oo maanta u kicitamay magaalada Baligubadle ayaa waxaa uu ...
Thursday, March 14, 2019
-
Daawo Muuqalka”Dhacdo Layaab Leh Geel La Dhacay 33 Sano Ka Hor Oo Loo Soo Celiyay Dadkii Lahaa Iyo Weedhihii Laga Yidhi Madasha Lagu Kala Gudoomayay
Jigjiga(Berberatoday.com)-Geel la kala dhacay 33 sano ka hor ayaa dib loogusoo celiyay qoyskii lahaa geelan Dhacdadan geela lagu celinayay ayaa ka dhacday deegaanka heliyo dawlad deegaanka somalida itoobiya.
Munaasibad aan ...
Thursday, March 14, 2019
-
Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi Oo Shaaciyay Halka Uu Ka Furmayo Wada Hadalkii Somaliland Iyo Somaliya.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha Somaliland mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa jaaliyadda somaliland ee ku dhaqan dalka imaraadka carabta waxa uu u sheegay in wada hadaladii somaliland iyo somaliya dib loo soo celin doono.
Ma...
Thursday, March 14, 2019
-
Ciidamada Qaranka Somaliland Ee Aaga Gobolka Sanaag Oo La Wareegay Gacan Kuhaynta Degmada Hadaaftimo Deegaano Kalena Ku Waajahan
Sanaag(Berberatoday.com)-Wararka Warbaahinta Dalmar Media ay hada ka helayso degmada Hadaaftimo ee gobolka Sanaag ayaa sheegaya in ciidamadii ugu badnaa ee Somaliland ay goor dhoweyd la wareegeen gacan ku haynta deegaankaasi.
D...
Thursday, March 14, 2019
-
Laascaanood”Maxkamad Gabadh 14 Sano Jirta Ka Furtay Nin Khasab Loogu Guuriyay
Laascanod(Berberatoday.com)-Maxkamada degmada Laascaanood ee Gobolka Sool ayaa ku guuleystay inay gabadh 14 jir ah ka furto nin lagu qasbay guurkiisa.
Gabadha ayaa dacwad ka geysay maxkamada aabeheed oo ninka siiyay iyo ninka ...
Thursday, March 14, 2019
-
Daawo Muuqalka”Siyaasi Ramaax Oo Xukuumada Madaxweyne Biixi Ku Eedeyey Inay Hagratay Dadka Abaaruhu Ku Dhufteen
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Ramaax oo ka tirsan xisbiga mucaaridka ah ee UCID Ayaa waxaa uu xukuumada madaxweyne Biixi ku eedeyey inay hagratey isla markaana ay waxba u qaban weyday shacabka reer Somaliland ee ay abaaruhu...
Thursday, March 14, 2019
-
Dawlada Itoobiya Oo Go’aan Adag Kasoo Saartay Isticmaalka Diyaaradda Boeing 737 Max 8
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Maamulaha shirkada diyaaradaha ee Itoobiya Airlines ayaa codsaday in adduunyadu joojiso isticmaalka diyaaradda nooceeda yahay Boeing 737 MAX 8 ilaa iyo inta laga hubinayo in lagu aamini karo dadka.
...
Thursday, March 14, 2019
-
Daawo Muuqalka”Gudoomiyaha Maxkamada Sare Iyo Wafti Uu Hogaaminaayo Oo Safar Ugu Baxay Gobalada Galbeedka Somaliland
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Gudoomiyaha Maxkamada Sare Iyo Wafti Uu Hogaaminaayo Oo Safar Ugu Baxay Gobalada Galbeedka Somaliland
https://youtu.be/fy7riANbkxA
B...
Thursday, March 14, 2019
-
Madaxweynaha Faransiiska Oo Sheegay Inuu Itoobiya Ka Caawin Doono Dhismaha Ciidan Badeed
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Dowlada Faransiiska ayaa ka caawinaysa dowlada Ethiopia dhismaha ciidamada Badda kadib markii wadahadalo ay ku yeesheen magaalada Addis Ababa.
Madaxweynaha Faransiiska Macron ayaa shir jaraa’id o...
Wednesday, March 13, 2019
-
Gaarisa Kenya”Sadex Ruux Oo Bulaacadi La Duntay oo Raq Iyo Ruux La Layahay
Garisa(Berberatoday.com)-Dadka ku nool magaalada Garisa ayaa tan iyo xalay ku mashquulsan sidii loo heli lahaa oo dibadda loogu soo saari lahaa raq iyo ruux, saddex qof oo laba ka mid ahi caruur yihiin oo xalay fiidkii ay la dunta...
Wednesday, March 13, 2019
« Previous Page — Next Page »