Warar
-
“Go’aanso Mustaqbalkaaga, Nabad Ku Ololee, Kuna Codee, Somalilandna Waa..”Aqoonyahan Cabdilahi Xuseen”Daawo Muuqaal
"Go'aanso Mustaqbalkaaga, Nabad Ku Ololee, Kuna Codee, Somalilandna Waa.."Aqoonyahan Cabdilahi Xuseen"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/Sagy4XvWzjE
...
Friday, October 18, 2024
-
Xuska Shuhaadada Jabhadii SNM ee Dagaalkii Burca Duuray 1984-kii oo Berbera Munaasibada Loogu Sameeyay”Daawo Muuqaal
Xuska Shuhaadada Jabhadii SNM ee Dagaalkii Burca Duuray 1984-kii oo Berbera Munaasibada Loogu Sameeyay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/ShsNA-_fmiE
...
Thursday, October 17, 2024
-
Saadaasha Hawada oo sheegtay inay Roobab Daybalo iyo Daad Wataa Kusoo Waajanyihiin Todobaadkan Inta Udhexeysa Jigjiga Iyo Boosaaso
Sida ay Tilmaamayso Saadaasha Cimilada ee Bariga Afrika, Roobab Mahiigaan ah ayaa geeska Afrika ka da’aya maalmaha soo socda, roobabkaasi oo socon doona ilaa usbuuca dambe (23 October).
Roobabka ugu culus ayaa ka di’i doona d...
Thursday, October 17, 2024
-
“In Gaadhigii Maxamed Kaahin Burco Dhexdeeda Lagu Shiido oo Lagu Dhaawaco Waa Nasiib Daro, Waxa Kaloo Ceeba In La Yidhaahdo SNM Ma Rabno Ma Naqaano…” Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi”Daawo Muuqaal
"In Gaadhigii Maxamed Kaahin Burco Dhexdeeda Lagu Shiido oo Lagu Dhaawaco Waa Nasiib Daro, Waxa Kaloo Ceeba In La Yidhaahdo SNM Ma Rabno Ma Naqaano..." Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/S6N0sNVF9mg
...
Thursday, October 17, 2024
-
Somaliland: Toddoba Sanno oo Kadeed Iyo Kulayl Ah”Daawo Barnaamij Koobsanaya Dhacdooyinkii 7 Sano oo Madaxweyne Muuse Biixi Dalka Hogaaminaayay
Somaliland: Toddoba Sanno oo Kadeed Iyo Kulayl Ah"Daawo Barnaamij Koobsanaya Dhacdooyinkii 7 Sano oo Madaxweyne Muuse Biixi Dalka Hogaaminaayay
https://youtu.be/2Z2nst-cgpg
&...
Thursday, October 17, 2024
-
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Dhagax-Dhigay Xarun Cusub Oo Loo Dhisayo Baanka Dhexe Ee Somaliland.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta dhagax-dhigay xarun cusub oo loo binaynayo Baanka dhexe ee Somaliland.
Munaasibadda dhagax-dhigga xaruntan cusub ee uu yeelanayo Baanka ...
Thursday, October 17, 2024
-
Cuqaasha Iyo Waxgaradka Beesha Reer Wacays oo Uga Digay Xisbiga Kulmiye Inuu Deegaamadooda Olole Doorasho Utago”Daawo Muuqaal
Cuqaasha Iyo Waxgaradka Beesha Reer Wacays oo Uga Digay Xisbiga Kulmiye Inuu Deegaamadooda Olole Doorasho Utago"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/Dv4m_mwGh_0
...
Wednesday, October 16, 2024
-
Ganacsatada Xoolaha Dhoofisa ee Somaliland oo Walaac Ka Muujiyay In Xukumadu U Ogolaato Abu Yaasir Inuu Dhoofka Xoolaha Somalida Kooto Loogu Xidho Kaligii Isagoo Waraaqo Ka Soo Qaatay Dawlada Xamar
Ganacsatada Xoolaha Dhoofisa ee Somaliland oo Walaac Ka Muujiyay In Xukumadu U Ogolaato Abu Yaasir Inuu Dhoofka Xoolaha Somalida Kooto Loogu Xidho Kaligii Isagoo Waraaqo Ka Soo Qaatay Dawlada Xamar
https://youtu.be/4YlzpMBbJhQ
...
Wednesday, October 16, 2024
-
Xukumada Somaliland oo Joojisay Caleema Saarka Madax Dhaqameedka Wakhtigan Loo Diyaar Garoobayo Doorashooyinka Isku Sidkan.
Xukumada Somaliland oo Joojisay Caleema Saarka Madax Dhaqameedka Wakhtigan Loo Diyaar Garoobayo Doorashooyinka Isku Sidkan.
...
Wednesday, October 16, 2024
-
Xoghayihii Guud ee Hore Ee Kulmiye Xasan Siciid Yuusuf Iyo Xoghayihii Golaha Dhexe Ee Kulmiye Mustafe Waxdad Oo Kulmiye Iska Casilay Kuna Biiray Xisbiga Waddani”Daawo Muuqaal
Xoghayihii Guud ee Hore Ee Kulmiye Xasan Siciid Yuusuf Iyo Xoghayihii Golaha Dhexe Ee Kulmiye Mustafe Waxdad Oo Kulmiye Iska Casilay Kuna Biiray Xisbiga Waddani"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/gCmbkDh_YhE
...
Wednesday, October 16, 2024
« Previous Page — Next Page »
|
|