-
Uk Haweenay Cadaana oo Wiil Muslima Oo Caawiyay Xili Ay Gargaar Ubaahnayd Damacday Inay Kiis Kufsi Ku Wanjasho oo Iyadii Xabsi Iyo Magdhaw Lacageed Lagu Xukumay
Maxkamad ku taala Ingiriiska ayaa gabadhan ku xukuntay laba sano oo xabsi ah ka dib markii ay kufsi been ah ku soo eedaysay wiilkan muslimka oo Caawiya xili ay dhibataysnayd.
Qisadani waxay dhacday xili danbe oo habeenimo ah ayaa...
Friday, February 13, 2026
-
Gobolka Togdheer Dugsi Waxbarasho oo Inuu Xidhmo Ku Dhaw Abaar Iyo Wax Hayn La,aan Soo Foodsaartay”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Gobolka Togdheer Dugsi Waxbarasho oo Inuu Xidhmo Ku Dhaw Abaar Iyo Wax Hayn La,aan Soo Foodsaartay"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/InmBIKV3JUE
...
Friday, February 13, 2026
-
Hargeysa”Hooyo Da’a Ah oo Duruufta Noloshu Ku Kalliftay Inay Darawalnimo Ugu Shaqeyso Qoyskeeda oo Xaalado Ku Gadaaman Yihiin”Daawo Qisadeeda
Hargeysa"Hooyo Da'a Ah oo Duruufta Noloshu Ku Kalliftay Inay Darawalnimo Ugu Shaqeyso Qoyskeeda oo xaalado Ku Gadaaman Yihiin"Daawo Qisadeeda
https://youtu.be/LBbSMrto_SM
&nb...
Friday, February 13, 2026
-
Deegaamada Beesha Ciise Muuse ee Gobolada Saaxil Iyo Maroodijeex ee Abaartu Ku Habsatay oo Lasoo Tiro Koobay
Qaar ka mid ah Deegaanada Gobolada Saaxil iyo Maroodijeex ee ay ka jirto abaarta Ba'ani.
Laas-geel
1. Booclay
2. Jaleelo
3. Xumbawayne
4. Dhagax maxamed
5. Adhi cadays.
6. Af-cidleeye
7. Dararwayne
8. Alaale cadka
...
Thursday, February 12, 2026
-
Maareyaha Haayadaha Dekedaha Somaliland oo Wareysiyo Siiyay Warbaahin Caalamiya oo Dekeda Berbera Booqasho Kuyimi
Maareeyaha Hay’adda Dekedaha Somaliland Cali Diiriye Axmed ayaa muddooyinkii u dambeeyay waraysiyo kala duwan siinayay warbaahinta caalamka, kadib aqoonsigii ay Somaliland ka heshay dawladda Israa’iil.
Warbaahinta caala...
Thursday, February 12, 2026
-
Khilaafka Shirka Mucaaradka Soomaaliya Iyo Madaxtooyadda oo Weji Cusub Yeeshay”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Khilaafka Shirka Mucaaradka Soomaaliya Iyo Madaxtooyadda oo Weji Cusub Yeeshay"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/ZcZcocXjAkU
...
Thursday, February 12, 2026
-
Gudoomiyaha Gobolka Maroodijeex oo Kulan La Yeeshe Haayadaha Caalamiga Ah ee Ka Hawlagala Caasimada”Daawo Muuqaal
Gudoomiyaha Gobolka Maroodijeex oo Kulan La Yeeshe Haayadaha Caalamiga Ah ee Ka Hawlagala Caasimada"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/aeq3HWHrpJE
&...
Thursday, February 12, 2026
-
Muxuu Sharcigu Ka Yidhi Xisaabiyaha Idam Ee Muran Maamul Ka Taagan Yahay”Daawo Barnaamij Filaaqeyn Ah”Daawo Muuqaal
Muxuu Sharcigu Ka Yidhi Xisaabiyaha Idam Ee Muran Maamul Ka Taagan Yahay"Daawo Barnaamij Filaaqeyn Ah"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/HteoH68zT6Y
...
Thursday, February 12, 2026
-
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Ciro oo Dalka Kusoo Laabtay
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa saaka dalka ku soo laabtay kaddib safar shaqo ee uu ku tegay Dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta, halkaasi oo uu kaga qayb-galay Shirkii...
Thursday, February 12, 2026
-
Xoolaha Abaaruhu Saameeyeen oo Loo Furay Daaqa Seeraha Banka Aroori ee Gobolka Togdheer”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Xoolaha Abaaruhu Saameeyeen oo Loo Furay Daaqa Seeraha Banka Aroori ee Gobolka Togdheer"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/F6-tCyk9tsE
&...
Wednesday, February 11, 2026
« Previous Page — Next Page »