-
“Hadii Waddani Uu Ka Hadho Doorashada Taasina Waa Iidda Labada Xisbi Ee Kale, Waxanay Fursad Gaar ah U Tahay Kulmiye”Cali Guray.
JAMHUURIYADDA SOMALILAND;(Cidna Uma Maqna Ceelna Uma Qodna)
‘Xisbiga UCID la yaab ma laha hadii geed dheer iyo geed gaabanba uu isgu taago in dalka ay ka qabsoomaan doorasgooyinka muddo-dhaafay ee muddo-dhaafay hadan muddo-dh...
Thursday, January 3, 2019
-
Daawo Muuqalka”Shuruudaha Laga Rabo Musharixinta Guddoonka Baarlamanka Puntland
Garoowe(Berberatoday.com)-Waxaa Si Rasmi ah loogu dhawaaqey shuruudaha laga rabo musharaxiinta baarlamaanka maamulka Puntland
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/UcYbZlnUyJ0
...
Thursday, January 3, 2019
-
Daawo Muuqalka”Xukumada Somaliland Oo Faah Faahisay Nooca Uu Yahay Xidhiidhka Ay La Leedahay Haaya’daha Caalamiga Ah
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada Qorsheynta Somaliland Cawaale Ibraahim Shirwac ayaa waxaa uu faah faahin ka bixiyey nooca uu yahay xidhiidhka ay Somaliland la leedahay Haaya’ddaha Caalamiga Ah
Halkan Hoose K...
Thursday, January 3, 2019
-
Daawo Muuqalka”Guurtida Somaliland Oo Ku Baaqdey Inuu Somaliland Yimaado Ergeyga Qarmada Midoobey Ee Somaliya
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Cabdiqaadir Indho Indho oo ah gudoomiyaha guddida arimaha dibada ee golaha guurtida ayaa waxaa uu Ergeyga qarmada Midoobey ee Somaliya ugu baaqay in uu dalkooda yimado mar hadii ay Somaliya ...
Thursday, January 3, 2019
-
Maxay Yihiin Howlaha Loo Igmaday Xafiiska UN-Ka Ee Soomaaliya?
Muqdisho(Berberatoday.com)-Howlaha xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ee haatan jira ayaa la hirgeliyay bishii June ee sannadkii 2013-ka, xiligaasi oo golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ay meel mariyeen qararr tirsigiisu u...
Thursday, January 3, 2019
-
Somaliland Oo Mawqif Cad Iska Taagtey Go,aanka Somaliya Ka Qaadatey Wakiilka Qarmada Nicklos Haysom
Hargeysa(Berberatoday.com)-War Saxafadeed ay goor dhaweyd soo saartey Xukumada Somaliland ayaa waxaa ay mawqif cad iska taagtay Go,aanka ay dawlada Somaliya dalkeeda kaga saartey Ergeyga Somaliya u qaabilsan Qaramada Midoobe...
Thursday, January 3, 2019
-
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Iminka Wareegto Cusub Soo Saarey
WAREEGTO MADAXWEYNE
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-249/012019 ku dhaqan-geliyey maanta oo ay taariikhdu tahay 02.01.2019 Miisaaniyad S...
Wednesday, January 2, 2019
-
“Xisbiga Waddani Waxa Uu Wataa Ajande Aan Somaliland Ahayn Oo Sheegaya Inaan Dalka Doorasho Ka Dhicin, Waxaana Kujira Shaqsiyaad Aanu Ognahay Halkay Ku Xidhan Yihiin”Faysal Cali Wartaabe”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Xisbiga Waddani Waxa Uu Wataa Ajande Aan Somaliland Ahayn Oo Sheegaya Inaan Dalka Doorasho Ka Dhicin, Waxaana Kujira Shaqsiyaad Aanu Ognahay Halkay Ku Xidhan Yihiin"Faysal Cali Wartaabe"Daawo Muuqal
...
Wednesday, January 2, 2019
-
Shirkii Xisbiyada Somaliland Oo Lagu Kala Kacay Iyo Waddani Oo Eedeymo U Jeediyey Kulmiye
Hargeysa(Berberatoday.com)-Kulan ay saaka markale ku kulmeen xisbiyada Qaranka Somaliland oo ay kala Hogaaminayeen Madaxweyne ku xigeenka Somaliland , Gudoomiyaha xisbiga Waddani iyo Gudoomiyaha Xisbiga UCID ayaa lagu kala kac...
Wednesday, January 2, 2019
-
Akhriso”Magacyada Guddiga Doorashooyinka Puntland Oo Lagu Dhawaaqay
Garoowe(Berberatoday.com)-Waxaa goor dhoweyd la shaaciyay magacyada guddiga dorashada guddoomiyaha baarlamaanka maamulka Puntland oo la doonayo in dhawaan lagu doorto magaalada Garowe.
Doorashada guddoomiyaha baarlamaanka aya...
Wednesday, January 2, 2019
« Previous Page — Next Page »