-
Ciidamo Gadoodsan Oo La Wareegay Bangiga Dhexe Magaalada Gaalkacayo
Garoowe(Berberatoday.com)-Ciidamo Gadoodsan oo katirsan Maamulka Puntland ayaa maanta la wareegay Bangiga dhaxe ee magaalada Gaalkacyo, waxa ayna Ciidamada xireen Wadooyinka soo gala iyo kuwa ka baxa xarunta Bangiga.
Sida aan W...
Sunday, August 26, 2018
-
Daawo Muuqalka”Wasiiro Ka Tirsan Xukuumada Muse Biix Iyo Masuuliyiinta Xafiiska Somaliland Ee Nairobi Oo Utartamaya Isku Sawirka Cabdikariin Qalbi Dhagax
Hargaysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Wasiiro Ka Tirsan Xukuumada Muse Biix Iyo Masuuliyiinta Xafiiska Somaliland Ee Nairobi Oo Utartamaya Isku Sawirka Cabdikariin Qalbi Dhagax
https://youtu.be/PtA2XB9PTfM?t=1
...
Sunday, August 26, 2018
-
Maamulka Cusub Ee DDIS Iyo Onlf Oo Kala Saxeexday Heshiis
Jigjiga(Berberatoday.com)-Madaxweynaha cusub ee dowlad degaanka Soomaalida Mustaf ayaa markii ugu horeysay kulan khaasa la qatay Saraakiil ka tirsan maamulka Sare ee Ururka ONLF.
Kulanka Madaxweynaha iyo Saraakiisha ONLF oo qaa...
Sunday, August 26, 2018
-
Mid Ka Mid Ah Siyaasiyiintii Ugu Caansanaa Mareykanka Oo Geeriyoodey
USA(Berberatoday.com)-Mid kamid ah siyaasiyiinta rug-cadaaga ee aqalka Senate-ka Mareykanka, John McCain ayaa ku geeriyooday da'da 81 sano.
McCain oo kamid ahaa askartii Mareykanka ee kasoo qeyb qaatay dagaalkii Vietnam aya...
Sunday, August 26, 2018
-
Siyaas Ismaaciil Buubaa Oo Ka Hadlay Xaaladaha Kala Duwan Ee Dalka –
Hargeysa(Berberatoday,.com)-Siyaasiga Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa, oo ka mid ah Siyaasiyiinta Somaliland iyo Masuuliyiinta Xisbiga Waddani, ayaa ka hadlay marxalada siyaasadeed ee uu dalku marayo, ilaalinta hantida umadda iyo ...
Sunday, August 26, 2018
-
Reer Laascaanood Maxay Ka Yidhaaden Xaalada Caafimaad Ee Siyaasi Cali Sandule”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Laascanod(Berberatoday.com)-Reer Laascaanood Maxay Ka Yidhaaden Xaalada Caafimaad Ee Siyaasi Cali Sandule"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/tOK8plnfLQA
Berberatoday.com...
Sunday, August 26, 2018
-
Somaliland Oo Aan Weli Go’aan Ka Gaadhin Wasiiradii Reer Jigjiga Ee Madaarka Cigaal Lagu Qabtay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dawladda Somaliland ayaa weli haysa laba wasiir oo ka tirsanaa xukuumadii Madaxweynihii hore ee Soomaalida Itoobiya, oo la qabtay iyagoo ka dhoofaya madaarka Hargeysa.
Labadan wasiir ayaa kala ah ...
Sunday, August 26, 2018
-
Farmaajo Oo Shirkad Maraykan Ah U Kiraystay Sidii Uu Ula Kulmi Lahaa Donald Trump, Siyaasadiisana Uga Iibin Lahaa Madaxda Dalkaas
Washington(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa lacag milyan badhkii ah oo dollar ku bixinaya sidii uu taageero dawladiisa ugaga heli lahaa maamulka Maraykanka ee Donald Trump.
Dawladd...
Sunday, August 26, 2018
-
Qaar Ka Mid Xujaajta Somaliland Oo Ka Cabanaya Shirkadaha Ocean Airline Iyo Air Arabia + Arinta Ay Ku Sameyeen
Hargeysa(Berberatoday.com)-Qaar ka mid ah xujaajta reer Somaliland ee sanadkan Xajka tagay ayaa waxaa ay cabasho xoogan ka muujiyeen Shirkada Ocean Airline Iyo Air Arabia oo si wada jir ah Hargeysa uga Qaadey una Geeyey Makka .
...
Sunday, August 26, 2018
-
Jilaaga Caanka Ah Ee Jackie Chan Oo Walaac Ka Muujiyey Wiil Uu Dhalay Oo Caadaystay Ka Ganacsiga Daroogada
Tokyo(Berberatoday.com)-Jilaaga caanka ah ee Filimada Hollywood Jackie Chan ayaa walaac weyn ka muujiyey mustaqbalka nololeed ee wiil uu dhalay oo caadaystay ka ganacsiga Daroogada kaasi oo dhawaan saxaafadda dunidu warisay isaga...
Saturday, August 25, 2018
« Previous Page — Next Page »