-
Dawlada Serbia oo Cambaaraysay Aqoonsi Dalka Kenya Siiyay Dalka Kosovo
Dawladda Serbia, ayaa si xoogan u cambaaraysay go'aankii uu dalka Kenya xalay ku aqoonsaday madaxbannaanida Kosovo oo hore uga tirsanaan jiray dalkaasi Serbia, balse gooni isku taagay sannadkii 2008.
War mar dhawayd...
Thursday, March 27, 2025
-
Wadanka Kosovo oo 110 Dal Aqoonsan Yihiin oo Weli Hadana Raadinaya Caalamiya
Dalka Kosovo oo ku dhawaaqay Madax bannaanidiisa sannadkii 2008-dii, ayaa weli aqoonsi caalami ah ka raadinayey dalalka adduunka, inkasta oo ay aqoonsadeen 110 dal, oo ay ku dambaysa...
Thursday, March 27, 2025
-
Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Axmed Isdeber oo Madaxweyne Cabdiraxmaan Ciro Uga Mahad Naqay Mashaariicda Loo Qoondeeyay ee Gobolkaas Laga Hirgaliyo”Daawo Muuqaal
Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Axmed Isdeber oo Madaxweyne Cabdiraxmaan Ciro Uga Mahad Naqay Mashaariicda Loo Qoondeeyay ee Gobolkaas Laga Hirgaliyo"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/fbBhF_h3e5k
...
Thursday, March 27, 2025
-
“Doorashada Mayer Kuxigeenka Burco Sife Sharciya Ayay Ku Qabsoontay Warqadii Ogolaasha Wasaaradan Waa Lasoo Siiyay, Anaguna Markhaati Ayaanu Ka Nahay”Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Ramaax Cali Hayste”Daawo Muuqaal
"Doorashada Mayer Kuxigeenka Burco Sife Sharciya Ayay Ku Qabsoontay Warqadii Ogolaasha Wasaaradan Waa Lasoo Siiyay, Anaguna Markhaati Ayaanu Ka Nahay.Amarna Waxan Ku Bixinayaa In Laba Cisho Gudohood Lagu Diyaariyo Xil Wareejinta"R...
Thursday, March 27, 2025
-
Odayaal Si Adag Uga Hadlay Madax Dhaqmeed Xukuumadu Cabdiraxmaan Ciro Kasoo Xidhxidhay Magaalada Ceerigaabo”Daawo Muuqaal
Odayaal Si Adag Uga Hadlay Madax Dhaqmeed Xukuumadu Cabdiraxmaan Ciro Kasoo Xidhxidhay Magaalada Ceerigaabo"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/b3YRrs3Fjf8
&nb...
Thursday, March 27, 2025
-
“Awal Qaranimada Ayaan Ka Shaqayn Jiree Hada Waxaan Ka Shaqaynaynaa Reernimada..”Sul Mawliid Sabayste”Daawo Muuqaal
"Awal Qaranimada Ayaan Ka Shaqayn Jiree Hada Waxaan Ka Shaqaynaynaa Reernimada.."Sul Mawliid Sabayste"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/e6qoFArU2gc
...
Thursday, March 27, 2025
-
Su,aalo Diiniya oo La Xidhiidha Sakaatul Fidriga Halkan Ka Daawo Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir
Su,aalo Diiniya oo La Xidhiidha Sakaatul Fidriga Halkan Ka Daawo Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir
https://youtu.be/AzunzPVqxeA
 ...
Thursday, March 27, 2025
-
Xukumada Somaliland oo Ku Dhawaaqday In Lagu Guulaystay Lana Soo Dhameeyay Qorshihii Qarameynta Ciidamada Madaniga Ah ee Gobolka Sanaag
Xukuumadda Somaliland ayaa ku guulaysatay in la dhammaystiro qorshihii qaramaynta ciidanka Madaniga ah ee Gobolka, ka dib shaqo uu muddo bil ku dhow waday Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Maxamed Cali Aw Cabdi iyo w...
Wednesday, March 26, 2025
-
Xubnaha Golaha Deegaanka Burco oo Mayer Kuxigeenkii Xilka Ka Qaaday Mid Cusubna Doortay
Golaha deegaanka degmada Burco oo fadhi aan caadi ahayn saaka yeeshay ayaa Mayer Kuxigeenka Degmadaas udoortay Mudane Khaalid Xasan Xaaji Diiriye iyagoo inta badan Xubnaha Golaha Deegaanku Ucodeeyeen Sidoo Kalenba waxay xilkii ka ...
Wednesday, March 26, 2025
-
Mareykanka oo Ay Ka Socdaan Codsi Saxiix oo Lagu Musaafirinaayo Ilhan Omer oo Baarlamaanka Dalkaas Katirsan”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Mareykanka oo Ay Ka Socdaan Codsi Saxiix oo Lagu Musaafirinaayo Ilhan Omer oo Baarlamaanka Dalkaas Katirsan"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/vElQ1X8KArU
&...
Wednesday, March 26, 2025
« Previous Page — Next Page »