-
Wasiirka Arimaha Debeda Dawlada Xamar oo Sheegay Inay Itoobiya Bad Ka Siinayaa Bada Cas
Wasiirka Arrimaha Dibedda Soomaaliya Ayaa Waraysi Uu Bixiyay Ku Sheegay In Dowladdoodu Itoobiya La Saxeexan Doonto Bad Ay Ka Siinayaan Badda Cas,
Waxa kale oo uu Sheegay In Uu Dowladda Masar La Wadaagay Wixii Ay Ku Heshiiyeen M...
Tuesday, December 24, 2024
-
Somaliya oo Ka Cabatay Itoobiya, Xilli Ay Wefti Udirtay Addis Ababa”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Somaliya oo Ka Cabatay Itoobiya, Xilli Ay Wefti Udirtay Addis Ababa"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/p51xrPxhSXY
&...
Tuesday, December 24, 2024
-
Dawlada Mareykanka oo Dalkeeda Kasoo Mastaafurisay Gacan Ku Dhiigle Korneyl Tuke oo Gabood Falo Ka Galay Shacabka Somaliland
Dawladda Maraykanka ayaa si rasmi ah dalkeeda uga soo mastaafurisay Kornayl Yuusuf Cabdi Cali (Tuke) oo ahaa Taliyihii Guutada Shanaad ee Ciidamadii
Soomaaliya ee qaabilsanaa gobolka Gabilay.
Sida ay Wakaallada Warark...
Tuesday, December 24, 2024
-
Dhakaatiir Bartay Takhasuska Xanuunada Dumarka Iyo Dhalmada oo Ka Qalin Jabiyey Jaamacad Frantz Fanon”Daawo Muuqaal
Dhakaatiir Bartay Takhasuska Xanuunada Dumarka Iyo Dhalmada oo Ka Qalin Jabiyey Jaamacad Frantz Fanon"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/F8a4weycK5Q
...
Tuesday, December 24, 2024
-
Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Iyo Taliyaha Qeybta Gobolkaas oo Kawara Bixiyay Xaalada Nabad Galiyada Iyo Dad Ay Xabsiyada Utaxaabeen”Daawo Muuqaal
Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Iyo Taliyaha Qeybta Gobolkaas oo Kawara Bixiyay Xaalada Nabad Galiyada Iyo Dad Ay Xabsiyada Utaxaabeen"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/7Vl_fQ1kZjI
&...
Monday, December 23, 2024
-
Xisbiga Mucaaridka ah ee Kulmiye oo Sharci Jabin ku Eedeeyey Xukumadda Madaxweyne Cabdiraxmaan Ciro”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Xisbiga Mucaaridka ah ee Kulmiye oo Sharci Jabin ku Eedeeyey Xukumadda Madaxweyne Cabdiraxmaan Ciro"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/VuZau5KYkcA
...
Monday, December 23, 2024
-
Hargeysa”Sababtay Ugeeriyoodeen Labadii Marxuum ee Meydkooda Gaadhiga Dhexdiisa Laga Helay oo La Shaaciyay”Daawo Muuqaal
Hargeysa"Sababtay Ugeeriyoodeen Labadii Marxuum ee Meydkooda Gaadhiga Dhexdiisa Laga Helay oo La Shaaciyay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/tEduChOp99E
&nbs...
Monday, December 23, 2024
-
Madaxweyne Cabdiraxmaan Ciro oo Magacaabay Agaasimaha Guud ee Wasaarad Maaliyada Iyo Horumarinta Dhaqaalaha Somaliland
Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Cirro ayaa Agaasimaha Guud ee Wasaarada Maaliyada u magacaabay Maxamed Xasan Saleebaan.
...
Monday, December 23, 2024
-
Marwada Madaxweyne Cabdiraxmaan Ciro oo Booqasho Ku Timi Dekeda Berbera
Marwada Madaxweynaha Somaliland Farduus Maxamed Rooble ayaa maanta Gobolka Saaxil safar kutimi iyadoo Booqasho kutagtay Dekeda Berbera Waxaana Gobolka Iyo Dekeda kusoo Dhaweeyay Maamulk Gobolka Saaxil Iyo Maareeyaash...
Monday, December 23, 2024
-
Madaxweyne Cabdiraxmaan Ciro oo Cafiyay Maxaabiista Uxukuman Dambiyada Yaryar Sidoo Kale Wuxu Madaxweynuhu Magacaabay La Taliayaha Amniga Qaranka.
Madaxweyne Cabdiraxmaan Ciro oo Cafiyay Maxaabiista Uxukuman Dambiyada Yaryar Sidoo Kale Wuxu Madaxweynuhu Magacaabay La Taliayaha Amniga Qaranka.
https://youtu.be/qbnBRptjDkU
...
Monday, December 23, 2024
« Previous Page — Next Page »