-
“Xasan Sheekh Ayaa Nin Carab Yemeni Ah Kula Heshiiyey In Xoolaha Soomaalida Neefkiiba Uu Usaaro 28 Dolar…” Ganacsade Faysal Cabdi Xasan”Daawo Muuqaal
"Xasan Sheekh Ayaa Nin Carab Yemeni Ah Kula Heshiiyey In Xoolaha Soomaalida Neefkiiba Uu Usaaro 28 Dolar..." Ganacsade Faysal Cabdi Xasan"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/YIdsys5sGjA
&nb...
Friday, January 10, 2025
-
BERBERA”HALIS WAYN BAA SOO SOCOTA:-WAXA QORAY JIMCAALE CAWKE
Ganacsatadii Somaliland ee waa waynayd badan koodii waxay mid kasta gaar u samaystay Mashruuc dhisme Haamo shiidaal oo uu ka hir galiyay magaalada Berbera.
Qorshahoodu waxa ka mid ah inay shiidaalka iyagu kasoo iibsadan JUM...
Friday, January 10, 2025
-
Xoghayayaashii Degmooyinka Berbera Iyo Burco oo Xilalkii Laga Qaaday Kuwo Cusubna La Magacaabay
Wasiirka Dawlada Hoose iyo horumarinta Magaalooyinka Xasan Macalin ayaa xilalkii ka qaaday xogayayaashii dawlada hoose ee Berbera iyo Burco Suhayb Maxamed Cali iyo Cismaan Maxamed Sheekh Cismaan Nuur.
Xoghayaha dawlada ee Berbe...
Friday, January 10, 2025
-
Qodobo Muhiima oo Lagaga Hadlay Fadhigii 5-aad ee Golaha Wasiirada Xukumada Cusub
Fadhigii 005aad ee golaha wasiirrada ee xukuumadda WADA-JIR IYO WAX-QABAD ee uu gadh-wadeenka ka yahay madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo wehelinaayo madaxweyne ku...
Friday, January 10, 2025
-
Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Somaliland Profesor Aadan Xaaji Cali Axmed oo Dhaarta Dastuuriga Ah Dhaariyay Wasiirada Xukumada Madaxweyne Cabdiraxmaan Ciro”Daawo Muuqaal
Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Somaliland Profesor Aadan Xaaji Cali Axmed oo Dhaarta Dastuuriga Ah Dhaariyay Wasiirada Xukumada Madaxweyne Cabdiraxmaan Ciro"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/QWe-yi9-mTM
 ...
Friday, January 10, 2025
-
60-hablood oo Qeyb Ka Ah Barnaamijka Zaad Al Mufasiriin Soo Khatimay Tafsiirka 30 Ka Jus Hal Fadhi”Daawo Muuqaal
60-hablood oo qayb ka ah barnaamijka Zaad Al Mufasiriin Soo Khatimay Tafsiirka 30 Ka Jus Hal Fadhi"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/BPAryVQOV3M
&n...
Friday, January 10, 2025
-
“Maayirka in Waxqabadkiisa la Dhaliilo Waa Caadi, Lakiin In Shakhsiyadiisa Wax Laga Sheegaa Waa Ceeb Iyo Dambi”Sheekh Yaxye Almis”Daawo Muuqaal
"Maayirka in Waxqabadkiisa la Dhaliilo Waa Caadi, Lakiin In Shakhsiyadiisa Wax Laga Sheegaa Waa Ceeb Iyo Dambi"Sheekh Yaxye Almis"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/nK_CyLxjpGk
&...
Thursday, January 9, 2025
-
“Xasan Sheekh Wixiisa UF Baynu Leenahay,”Wariye Axmed Heello”Daawo Muuqaal
"Xasan Sheekh Wixiisa UF Baynu Leenahay,"Wariye Axmed Heello"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/oVHMdSIZ6hM
Berberatod...
Thursday, January 9, 2025
-
“Waxaan Leeyahay Ciddii Hantidaa Umadda Faraha Kula Jirtaa Ha Ka Waantowdo Waana Layskula Xisaabtami Doonaa”Wasiirka Dawlada Hoose Xasan Macalin”Daawo Muuqaal
"Waxaan Leeyahay Ciddii Hantidaa Umadda Faraha Kula Jirtaa Ha Ka Waantowdo Waana Layskula Xisaabtami Doonaa"Wasiirka Dawlada Hoose Xasan Macalin"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/qAdKa_24YRA
...
Thursday, January 9, 2025
-
Wadad Buurta Sheekh ee Gobolka Saaxil oo Mudo 20 Maalmooda Xidhnaan Doonta Wax Gaadidina Aanu Mari Doonin Iyo Sababtoo Wasaarada Gaadiidka Somaliland Shaacisay.
Wadad Buurta Sheekh ee Gobolka Saaxil oo Mudo 20 Maalmooda Xidhnaan Doonta Wax Gaadidina Aanu Mari Doonin Iyo Sababtoo Wasaarada Gaadiidka Somaliland Shaacisay.
https://youtu.be/ccxz-jdXQnE
&nbs...
Thursday, January 9, 2025
« Previous Page — Next Page »