-
Guddoomiyaha Gobolka Sanaag Axmed Cabdi Muuse oo Kawar Bixiyay Xaalada Gobolka Sanaag
Guddoomiyaha Gobolka sanaag Axmed Cabdi Muuse oo ka hadlay xaaladda ceerigaabo ayaa qoraalkan baahiyey"
Ceerigaabo waa nabadgelyo, bulshaduna si nabdoon bay u wataan howl maalmeedkooda, Alle ayaanu ugu mahadnaqaynaa marka...
Thursday, August 29, 2024
-
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo Waraaqaha Aqoonsiga Ka Gudoomay Safiirka Cusub ee Itoobiya Ufadhi Doona Somaliland
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta ka gudoomay waraaqaha aqoonsiga Safiirka Cusub ee Itoobiya u fadhiyi doona Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Teshome Shunde Hamito ee dhawaan l...
Thursday, August 29, 2024
-
Suldaanka Guud ee Beelaha Harti Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan oo Baaq Nabadeed Ka Diray Dirirta Laba Beelood Ku Dhexmartay Gobolka Sanaag
BAAQ NABADEED
Suldaanka Guud ee Beelaha Harti Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan Suldaan Maxamuud ayaa baaq nabadeed u direy beelaha deegaan wadaagta ah ee colaadu ku dhexmartay Magaalada Ceergaabo iyo Deeganada ku ...
Thursday, August 29, 2024
-
Xukumada Somaliland oo Wacad Ku Martay In Cid Kasta oo Gobolka Sanaag Xasiloonidiisa Iyo Nabadgelyadiisa Khal-khal Gelinaysa Ay Gacan Bira Ku Qaban Doonto
Somaliland oo wacad ku martay in cid kasta oo gobolka Sanaag xasiloonidiisa iyo nabadgelyadiisa khal-khal gelinaysa ay ka difaaci doonto.
Akhriso qodobada ka soo baxay shirka golaha Wasiirada Somaliland hada oo u dhigan s...
Thursday, August 29, 2024
-
Shirweynihii 8-aad ee Golaha Dhexe ee Xisbiga Ucid oo Musharax Madaxweyne Loogu Doortay Eng Faysal Cali Waraabe Kuxigeena Loogu Cumaamaday Cabdirashiid Ducaale Diiriye(Shiine)
Shirkii Golaha Dhexe ee UCID oomaanta ka Qabsoomay Hutel Maansoor Hargeysa ayaa Murashaxa Madaxweyne ee xisbiga loogu Doortay Eng Faysal Cali Waraabe halka Murashaxa Madaxweyne ku xigeenna loo Doortay Profesor Cabdirashiid Ducaale...
Thursday, August 29, 2024
-
Gudida Nabad-gelyadda Gobolka Sanaag oo Go.aamo Kasoo Saaray Xaaladda Gobolkaasi”Daawo Muuqaal
Gudida Nabad-gelyadda Gobolka Sanaag oo Go.aamo Kasoo Saaray Xaaladda Gobolkaasi"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/8wJgmHon3V4
...
Wednesday, August 28, 2024
-
“Ujeedada Socdaalkayagu Waa Laba Qodob Uun Difaaca Dalka Iyo Doorasho Xor Iyo Xalaala oo Kolba Ka Loo Doortaa Dalka Ku Hogaamiyo” Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi”Daawo Muuqaal
"Ujeedada Socdaalkayagu Waa Laba Qodob Uun Difaaca Dalka Iyo Doorasho Xor Iyo Xalaala oo Kolba Ka Loo Doortaa Dalka Ku Hogaamiyo" Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/riYBJO3przo
&n...
Wednesday, August 28, 2024
-
Soomaaliya oo Eedeysay Shirkadaha Ajaanibka Ah ee Maamulada Madaarka Iyo Dekada Muqdisho”Daawo Muuqaal
Soomaaliya oo Eedeysay Shirkadaha Ajaanibka Ah ee Maamulada Madaarka Iyo Dekada Muqdisho"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/EU3mUtv2vTw
&n...
Wednesday, August 28, 2024
-
Madaxwaynaha JSL Muuse Biixi Cabdi Iyo Wefti uu Hogaaminaayo oo Si Diirin Loogu Soo Dhaweeya Degmada Sallaxley”Daawo Muuqaal
Madaxwaynaha JSL Muuse Biixi Cabdi Iyo Wefti uu Hogaaminaayo oo Si Diirin Loogu Soo Dhaweeya Degmada Sallaxley"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/3XqVDmdBiws
...
Wednesday, August 28, 2024
-
“Xaalada Gobalka Sanaag Waxa Ka Dambeeysa Dawladda Taagta Daran ee Muqdisho”Agaasimaha Guud ee wasaarada Warfaafinta Mustafe Shiine”Daawo Muuqaal
"Xaalada Gobalka Sanaag Waxa Ka Dambeeysa Dawladda Taagta Daran ee Muqdisho"Agaasimaha Guud ee wasaarada Warfaafinta Mustafe Shiine"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/2qlZNhyORo0
...
Wednesday, August 28, 2024
« Previous Page — Next Page »