|
Warar
-
“Markuu Iscasilo Duqa Degmo, Waxa Aqbalaadda Is-casilaada Iyo Doorashada Duqa Cusub Iska Leh oo Ay Gaar Utahay Golaha Deegaanka. Dawladda Dhexe Wax Shuqul Iyo Shaqo Ah Kuma Laha”Garyaqaan Guuleed Dafac
"Marka uu is casilo duqa degmo, waxa aqbalaadda is-casilaadda iyo doorashada duqa cusub iska leh oo ay gaar u tahay golaha deegaanka. Dawladda Dhexe wax shuqul iyo shaqo ah oo ay ku leedahay ma jirto. Ma jirto wax uga banaan oo ka...
Saturday, December 21, 2024
-
“Waxaan Go’aansaday Inaan Ka Tanaasulo Xilkii Maayirnimo Sababtoo Ah..”Mayerkii Hore ee Gabiley Maxamed Amiin oo Faahfaahin Ka Bixiyay Sababtuu Isucasilay”Daawo Muuqaal
"Waxaan Go'aansaday Inaan Ka Tanaasulo Xilkii Maayirnimo Sababtoo Ah.."Mayerkii Hore ee Gabiley Maxamed Amiin oo Faahfaahin Ka Bixiyay Sababtuu Isucasilay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/2lmzi8tV-_c
...
Saturday, December 21, 2024
-
Xukumada Somaliland oo Sharcidaro Iyo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaantay Isdoorashada Golaha Deegaanka Degmada Gabiley
Xukuumadda Madaxweyne Cirro ayaa Hadda sharcidaro ku tilmaantay Doorashada Maayirka Cusub ee Degmadda Gebilay
Waxaay sheegtay inaanay Aqoonsan doonin Maayirka Cusub ee ay Doorteen Xildhibaanada Gebilay waxaanay Xukuumaddu s...
Saturday, December 21, 2024
-
Golaha Deegaanka Degmada Gabiley oo Mayer Cusib Udoortay Axmed Ciisood Axmed Kadib Markii Mayerkii Hore Maxamed-aamin Cumar Cabdi Iscasilay
Golaha Deegaanka Degmada Gabiley oo Mayer Cusib Udoortay Axmed Ciisood Axmed Kadib Markii Mayerkii Hore Maxamed-aamin Cumar Cabdi Iscasilay
Isbedelka Maamul ee ka dhacay Degmada Gabiley...
Saturday, December 21, 2024
-
“Cabdiraxmaan Cirro Waan Ku Qasbanahay Inaan La Shaqeeyo Maayir Mooge Wuxu Isugu Sheegi Jiray ee Isla Xisaabtanka Ahaa Waa Inuu Ogolaadaa oo Dadkiisa La Fadhiistaa.”Sahra Halgan’Daawo Muuqaal
"Cabdiraxmaan Cirro Waan Ku Qasbanahay Inaan La Shaqeeyo Maayir Mooge Wuxu Isugu Sheegi Jiray ee Isla Xisaabtanka Ahaa Waa Inuu Ogolaadaa oo Dadkiisa La Fadhiistaa."Sahra Halgan'Daawo Muuqaal
https://youtu.be/fx56KRNBfE8
&nb...
Friday, December 20, 2024
-
Gudoomiyaha Dalada Guud ee Ururada Aan Dawliga Ahayn Anwar Cabdiraxmaan Warsame oo Ka Hadlay Xeerka Kala Xadaynta Nidaamka Xukumada Iyo Haayadaha Madaxabanaan
Qodobka 22aad ee Xeerka kalaxadaynta nidaamka Xukuumadda iyo Hay'adaha madaxa bannaan, waxa uu si cad u sheegayaa in Wasiirku wakiil uga yahay Madaxweynaha Wasaaradda uu u igmaday, sidaa awgeed, Wasiirku wakiil kama aha deegaan ...
Friday, December 20, 2024
-
Budhcad-badeeda Soomaaliya oo Laban Laabay Lacag Madax-furashada Ah Ay Ka Doonayay Markab Ay Afduub Uhaystaan”Daawo Warbixin Muuqaal
Budhcad-badeeda Soomaaliya oo Laban Laabay Lacag Madax-furashada Ah Ay Ka Doonayay Markab Ay Afduub Uhaystaan"Daawo Warbixin Muuqaal
https://youtu.be/0-acz4A9fus
&n...
Friday, December 20, 2024
-
“Masuuliyiinta Madaxweyne Cabdiraxmaan Ciro Soo Magacaabay Looma Soo Xulin Inay Kibraan Looma Soo Xulin Awooda La Siiyay Inay Ku Tagri Falaan”Wasiirka Madaxtooyada Khadar Xuseen Cali”Daawo Muuqaal
"Masuuliyiinta Madaxweyne Cabdiraxmaan Ciro Soo Magacaabay Looma Soo Xulin Inay Kibraan Looma Soo Xulin Awooda La Siiyay Inay Ku Tagri Falaan"Wasiirka Madaxtooyada Khadar Xuseen Cali"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/RiqCQRLyDog
...
Friday, December 20, 2024
-
“Waxaan Balan Qaadayaa Inaan Xadhiga Ku Badiyo Qolada Waddani”Wasiirka Amniga Gudaha Cabdalle Maxamed Carab”Daawo Muuqaal
"Waxaan Balan Qaadayaa Inaan Xadhiga Ku Badiyo Qolada Waddani"Wasiirka Amniga Gudaha Cabdalle Maxamed Carab"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/bLv8az5w6ik
&nb...
Friday, December 20, 2024
-
“Wasiir Qola Wadaniyana Halkaasbay Kasoo Murmaysaa, Qolo Kaloo Kulmiye Ahina Halkaasay Kasoo Hadlayaan oo Way Isu Jawaabayaan, Anigu Waxan Kuu Fasaxay Qolada Kulmiye Inaad Talaabo Ka Qaado oo Xidhi Maxkamadana Horgeyso”Maxamed Kaahin Wasiirkii Hore ee Arimaha Gudaha”Daawo Muuqaal
"Wasiir Qola Wadaniyana Halkaasbay Kasoo Murmaysaa, Qolo Kaloo Kulmiye Ahina Halkaasay Kasoo Hadlayaan oo Way Isu Jawaabayaan, Anigu Waxan Kuu Fasaxay Qolada Kulmiye Inaad Talaabo Ka Qaado oo Xidhi Maxkamadana Horgeyso"Maxamed Kaa...
Friday, December 20, 2024
« Previous Page — Next Page »
|
|