Sarkaal Ciidan oo Dablay Aan La Aqoonsani Ku Dileen Magaalada Badhan
Alle ha u naxariistee waxaa goor dhawayd Degmada Badhan Dablay hubaysani ku dileen Taliyihii Ciidanka Madaarka Badhan oo lagu Magacaai jiray Xuseen Af-bulsho.
Nimanka Dilka gaystay oo aan weli la aqoonsan war rasmi ah laama...