Maxaad Laga Ogyahay Wadahadalka Somalia Iyo Ethiopia Uga Furmaya Turkey?
Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa shaacisay in wafdi ku matalaya wadahadallo ay la yeelanayso Itoobiya oo ka furmaya dalka Turkiga ay maanta u dhoofeen Ankara.
Kulankan oo ka furmaya Isniinta Berri magaalada Ankara, wa...