Somaliland: Siduu Ku Soo Dhammaaday Imtixaanka Shahaadiga ah ee 2023/2024?
Wasiirka Waxbarashada iyo Sayniska iyo Guddoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka guud ee Qaranka Somaliland, ayaa ka warramay qaabka uu u soo dhammaaday Imtixaanka Shahaadiga ah ee Sannad-dugsiyeedka 2023/2024 oo maanta la soo gabogabee...