Halista Caafimaad ee Sonkorta oo Khuburada Caafimaad Ka Digeen
Laanta cuntada iyo dawada ee dawladda Maraykanka ayaa ku talisay in aan la cunin sonkor ka badan 50 garaam Maalintii. Mark Hyman oo ah dhakhtar ku xeeldheer caafimaadka qoyska iyo Ron Gottman oo ah kaaliye bare-sare oo ka tirsan...