-
Wiil Somaliya oo Lagu Dilay Magaalada Ravensburg ee Dalka Jarmalka
Allaha u naxariistee waxaa xalay fiidkii, meel dukaan ah hortiisa mindi lagu dilay nin Soomaali ah oo 25 sano jir ah oo joogay magaalada Ravensburg ee gobolka Baden-Württemberg.
Waxaa dilay nin Gaambiyaan ah oo 31 sano jir a...
Saturday, August 31, 2024
-
Dawlada Jabuuti oo Ku Dhawaaqday Inay Itoobiya Siinayso Deked Ay 100% Maamulato
Dawlada Jabuuti ayaa shaacisay inay diyaar u tahay in Itoobiya ay siiso Deked ay Maamulato 100% Wasiirka Arrimaha dibada Jabuuti Dr. Maxamed Cali Yuusuf ayaa yidhi,
“Waxaanu diyaar u nahay inaanu Itoobiya siino Dekkad ay ...
Saturday, August 31, 2024
-
“Reer Ceerigaabow Idinkaa Huwanta Hoosta Ku Watay”Afhayeenka Beelaha Habar Jeclo Maxamed Sii Arag”Daawo Muuqaal
"Reer Ceerigaabow Idinkaa Huwanta Hoosta Ku Watay"Afhayeenka Beelaha Habar Jeclo Maxamed Sii Arag"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/_Svcp8jz8mw
&nb...
Saturday, August 31, 2024
-
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Iyo Wefti balaadhan uu Hogaaminayo oo Gabiley Soodhaweyn Loogu Sameeyay”Daawo Muuqaal
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Iyo Wefti balaadhan uu Hogaaminayo oo Gabiley Soodhaweyn Loogu Sameeyay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/zfTMVpaVQ9c
...
Saturday, August 31, 2024
-
“Sanadihii Sagaashanaadkii, Dibu Heshiisiintii Reer Sanaag Waxay Qaadatay Laba Sanadood Iyo Dheeraad. Dad Caqli Badan Baa Ka Shaqeeyey”Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen
" Sanadihii sagaashanaadkii, dibu heshiisiintii reer Sanaag waxay qaadatay laba sanadood iyo dheeraad. Dad caqli badan baa ka shaqeeyey sidii baana nabad loogu wada noolaa.
Nabadu reer Sanaag ayeey dan u tahay iyo geyiga u dhowb...
Friday, August 30, 2024
-
Loolanka Adag ee Jabuuti Iyo Kenya ee Doorashada Midawga Afrika Iyo Fursadaha uu Dal Walba Haysto”Daawo Muuqaal
Loolanka Adag ee Jabuuti Iyo Kenya ee Doorashada Midawga Afrika Iyo Fursadaha uu Dal Walba Haysto"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/CFlCyNUaZsc
&nb...
Friday, August 30, 2024
-
Shacabka Dawlad Goboleedka Koonfur Galbeed Somaliya oo Ka Horyimi In Ciidamada Masar Somaliya La Keeno Taageerayna In Ciidamada Itoobiya Joogaan Gobolkooda
Shacabka Maamulka Koonfur-galbeed ee Soomaliya ayaa ka soo horjeesatay imaanshaha ciidamada Masar,
Taageerona u muujisay ciidamada Itoobiya oo iyaga si weyn u jooga maamul kaasi.
...
Friday, August 30, 2024
-
Wasiirka Arimaha Dibada Ethiopia oo Sheegay In Dawladiisu Ku Hawlan Tahay Soo Afjarida Khilaafka Kala Dhexeeya Dawlada Xamar
"Dawlada Ethiopia waxaa ay Donaysaa in khilaafka kala dhexeeya Soomaaliya lagu xalliyo qaab dublamaasiyadeed wasiirka Arimaha dibada Taye Atsikslase.
Wasiirka Arimaha dibada Ethiopia ayaa sheegay inay Ethiopia ku ...
Friday, August 30, 2024
-
“Reer Ceerigaabaw Hadii Aynaan Nabada Qabashadeeda Ku Midoobayn Aynu Aakhiro Ku Balano”Mayer Ceerigaabo Ismaaciil Xaaji Nuur”Daawo Muuqaal
"Reer Ceerigaabaw Hadii Aynaan Nabada Qabashadeeda Ku Midoobayn Aynu Aakhiro Ku Balano"Mayer Ceerigaabo Ismaaciil Xaaji Nuur"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/F15firz92tk
...
Friday, August 30, 2024
-
Culimada Masjidka Asxaaba ee Edmonton oo Kawaramay Dilalka Dhalinyarada Somalida oo Kusoo Badanaya Dalka Canada”Daawo Muuqaal
Culimada Masjidka Asxaaba ee Edmonton oo Kawaramay Dilalka Dhalinyarada Somalida oo Kusoo Badanaya Dalka Canada"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/Y3tdv1Z2q8A
...
Friday, August 30, 2024
« Previous Page — Next Page »