-
Hooyo Somaliyeed Iyo Gabadh Yar oo Ay Dhashay oo Ku Geeriyooday Webi Dalka Faransiiska Ku Yaala
Maalinnimadii isniintii gabadh yar oo afar jirah iyo hooyadeed oo Soomaali ah ayaa la soo weriyey in ay ku naf waayeen webi ku yaalla waqooyiga Faransiiska.
Goobta ay ku qarqoomeen gabadha iyo hooyadeed ayaa lagu ma...
Thursday, September 19, 2024
-
Gudoomiye Degmo Somaliland Katirsan oo Colaadi Ka Taagnayd Mudo 9 Sanadooda oo Cabasho Ka Muujiyay Horumarkii Degmada oo Joogsaday”Daawo Wareysi Lala Yeeshay
Gudoomiye Degmo Somaliland Katirsan oo Colaadi Ka Taagnayd Mudo 9 Sanadooda oo Cabasho Ka Muujiyay Horumarkii Degmada oo Joogsaday"Daawo Wareysi Lala Yeeshay
https://youtu.be/30slaeZ-EHw
...
Thursday, September 19, 2024
-
Midawga Yurub oo Sheegay Inaanay Dawlada Xamar Siwacan Ula Shaqayn
Midowga Yurub wuxuu doonayaa in muwaadiniinta Soomaaliyeed ee baasaboorka Soomaaliga ah heysta ee Yurub inay soo booqdaan raba in xoogaa lagu adkeeyo helidda Visaha.
Sababta waxay tahay inaysan Dowladda Soomaaliya si waca...
Thursday, September 19, 2024
-
“Baddeena Waxa Bishii Laga Samayn Karaa In Ka Badan $200 Milyan”Wasiirka Kalluumaysiga Somaliland Maxamud Warsame Jaamac”Daawo Muuqaal
"Baddeena Waxa Bishii Laga Samayn Karaa In Ka Badan $200 Milyan"Wasiirka Kalluumaysiga Somaliland Maxamud Warsame Jaamac"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/62sGGumB4CE
...
Wednesday, September 18, 2024
-
Kaluumaystada Berbera oo Taageeradii Iyo Codkiiba Kala Noqday Xisbiga Kulmiye Iyagoo Cabashooyin Tiro Beela Soo Bandhigay”Daawo Muuqaal
Kaluumaystada Berbera oo Taageeradii Iyo Codkiiba Kala Noqday Xisbiga Kulmiye Iyagoo Cabashooyin Tiro Beela Soo Bandhigay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/7dO4eKQobs8
...
Wednesday, September 18, 2024
-
Madaxweyne Muuse Biixi oo Hargeysa Ka Daah-furay Shirweynaha Qaran ee Horumarinta Kalluumaysiga
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa daah-furay shirweynaha qaran ee horumarinta Kalluumaysiga oo maanta Hargeysa ka bilaabmay.
Shirweynaha qaran ee horumarinta kalluumaysiga dalka...
Wednesday, September 18, 2024
-
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo Qaabiley Wefti Ballaadhan oo Kasocday Dalalka Kenya Iyo Itoobiya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta qasriga Madaxtooyada ku qaabiley wefti ballaadhan oo ka kooban xildhibaano iyo masuuliyiin kala duwan oo ka socda dalalka Kenya iyo Ethiopia o...
Wednesday, September 18, 2024
-
“Doorashadn Waxayn Doonaynaa Inay Somaliland Kor Uqaado Sharafkeeda”Madaxweynaha Muuse Biixi Cabdi”Daawo Muuqaal
"Doorashadn Waxayn Doonaynaa Inay Somaliland Kor Uqaado Sharafkeeda"Madaxweynaha Muuse Biixi Cabdi"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/hAZU9TOjjCM
&n...
Wednesday, September 18, 2024
-
“Reer Burco Waxaan Leeyahay Ha Dooranina Kuwii Dalka Dibindaabyeeyay, Iyo Dawladdii Xilkeedii Hanan Kari Waayay”Gudoomiye Maxamyd Xaashi Cabdi”Daawo Muuqaal
"Reer Burco Waxaan Leeyahay Ha Dooranina Kuwii Dalka Dibindaabyeeyay, Iyo Dawladdii Xilkeedii Hanan Kari Waayay"Gudoomiye Maxamyd Xaashi Cabdi"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/S4X_s5u5I0c
...
Wednesday, September 18, 2024
-
Wiil iyo Aabbihii oo Ka Wada Qalinjabiyey Jaamacadda Admas ee Hargeysa Maanta”Daawo Muuqaal
Wiil iyo Aabbihii oo Ka Wada Qalinjabiyey Jaamacadda Admas ee Hargeysa Maanta"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/bqyqaVC7efI
&nb...
Wednesday, September 18, 2024
« Previous Page — Next Page »