-
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kormeeray Kaabayaasha Biyo Ballaadhinta Caasimadda Hargeysa Oo Gebogebo Ku Dhaw
MadaxweynahaJamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kormeeray dhammaystirka kaabayaasha biyo ballaadhinta caasimadda Hargeysa oo dhammaad ku dhaw.
Madaxweynaha oo ay wehelinayaan xubno kamid ah golaha was...
Monday, September 16, 2024
-
“Timaha Aanu Kala Qaybiney Waa Fadli Aanu Dadka Dheer Nahay…”Culimada Timo Weynta oo Garnaqsaday”Daawo Muuqaal
“Timaha Aanu Kala Qaybiney Waa Fadli Aanu Dadka Dheer Nahay...”Culimada Timo Weynta oo Garnaqsaday"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/2gho5jcsUHc
...
Monday, September 16, 2024
-
Askar Iyo Shaqaale Katirsan Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland oo Shil Baabuur Ku Galay Buurta Sheekh oo Khasaare Dhimasho Iyo Dhaawac Ka Dhashay
Alle ha u naxariistee hal askari ayaa ku dhintay, 4 oo kale na waxa gaadhay dhaawacyo kadib markii uu shil baabuur galay gaadhi ay la socdeen ciidanka ilaalada weftiga komishanka doorashooyinka qaranka Somaliland oo ma...
Monday, September 16, 2024
-
“Habaryoonis Waxay Yidhaahdeen Haddi Cirro La Dooran Waayo Waan Dagaalamaynaa Bal Car Waataase Anigaa Soo Baxayee Ha Dagaalamaan”Musharax Faysal Cali Waraabe”Daawo Muuqaal
"Habaryoonis Waxay Yidhaahdeen Haddi Cirro La Dooran Waayo Waan Dagaalamaynaa Bal Car Waataase Anigaa Soo Baxayee Ha Dagaalamaan.
"Duurna Waxan Ku Ogaa Isagoo Muuse La Jooga oo Kursiga Siciid Sulub Raajicinayee Miyuu Kasoo Quusta...
Monday, September 16, 2024
-
“Markii Iigu Horraysay Aan Qalinjabinayay Waxaan Lahaa Afar Carruura..” Marwo Faadumo Siciid”Daawo Muuqaal
“Markii Iigu Horraysay Aan Qalinjabinayay Waxaan Lahaa Afar Carruura..” Marwo Faadumo Siciid"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/aN6mf7avjBE
&nbs...
Monday, September 16, 2024
-
Doon Urarneyd Ganacsato Reer Putland Ah oo Ku Gubatay Xeebaha Dalka Cuman
Doon lagu magacaabo "BLUE STAR" ayaa xalay Saqdhexe ku gubatey xeebaha dalka Cumaan, xilli ay ku soo jeedey magaalada Boosaaso ee dekedda Puntland, iyada oo badeecado kala duwan u sidday dadka Soomaaliyeed.
Tiroba...
Sunday, September 15, 2024
-
Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland oo Hambalyo La Xidhiidha Dawladnimada 34 Jirtay Udiray Shacabka Somaliland,
Komishanka Doorashooyinka Somaliland ayaa Hambalyo u diray Shacabka Somaliland,
Komiishanka Doorashooyinka Qaranka JSL wuxuu hambalyo u dirayaa shacabka JSL oo ku naaloonaya 34 sanno oo dawladnimo dimuqraadi ah, i...
Sunday, September 15, 2024
-
“Garxajisow Shan Maqal Samaysta oo Cabdiraxmaan Cirro Lagu Dhiso”Gudoomiye Kuxigeenka Xisbiga Waddani Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xaaji Yuusuf”Daawo Muuqaal
“Garxajisow Shan maqal samaysta oo Cabdiraxmaan Cirro lagu dhiso.
Anigu labba Madaxweyne oo hore ayaan wax ka dhisay Midi waa Siilaanyo midina Madaxweyne Muuse ayuu ahaa labbada Shan maqal ayaa wax laga soo saari jiray casuumad...
Sunday, September 15, 2024
-
Itoobiya oo Heshiis Milateri La Saxeexatay Dawlada Shiinaha”Daawo Muuqaal
Itoobiya oo Heshiis Milateri La Saxeexatay Dawlada Shiinaha"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/pCAL7smVHr0
&...
Sunday, September 15, 2024
-
Ururu Siyaasadeedka KAAH oo Si Wayn Burco Looga Taageeray”Daawo Muuqaal
Ururu Siyaasadeedka KAAH oo Si Wayn Burco Looga Taageeray"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/VQs5TZcl8t0
Berberatoday.com...
Sunday, September 15, 2024
« Previous Page — Next Page »