-
“Cida Aan Wali Warkeedu Cadayn ee Fari Ku Godantahay ee Noqonoqonaysaa Waa Itoobiya ee Marba War Kasoo Saaraysa Isfahamkii Heshiiska”Cabdilahi Dahab”Daawo Muuqaal
"Cida Aan Wali Warkeedu Cadayn ee Fari Ku Godantahay ee Noqonoqonaysaa Waa Itoobiya ee Marba War Kasoo Saaraysa Isfahamkii Heshiiska"Cabdilahi Dahab"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/GvaE7iMaBmg
&n...
Sunday, January 7, 2024
-
Halista Ku Deyran Meelmarinta Heshiiska Isfaham Ee Somaliland Iyo Itoobiya! Siyaasi Cali Guray.
Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray) oo kamid ah siyaasiyiinta Reer Somaliland ee ka foolaada siyaasadaha geeska Africa iyo ta Gudaha Somaliland ayaa ka hadlay halisaha ku Gadaaman Meelmarinta hesiiska Isfaham ee dhawaan madax...
Sunday, January 7, 2024
-
Aas Aasaha World Remit Oo Ka Hadlay Weeraro Lagu Soo Qaaday Ganacsigiisa, Fashiliyayna Culimo Iyo Ganacsato Reer Somaliya Ah Oo Loo Adeegsanayo Arimo Lidku Ah Somaliland.
Aas Aasaha xawaalada WorldRemit Ismaaciil Axmed ayaa ka hadlay weeraro iyo dacaayado ka dhan ah worldRemit oo baraha bulshada lagu faafinayay tan iyo intii uu ka hadlay heshiskii Somaliland iyo Itoobiya taasi oo ay daba ka wadaan ...
Sunday, January 7, 2024
-
Jaaliyada Somaliland Ee Dalka Zambiya Oo Taageeray Heshiiskii Somaliland Iyo Ethopia! J
JAALIYADDA SOMALILAND EE CENTRAL AFRICA DALKA ZAMBIA.
Haddii aannu nahay Guddida Jaalliyadda Somaliland ee dalka Zambia 00 aa centralka Afrika, o ka wakiil ah dhammaan muwaadiniinta u dhalatay.
Jamhuuriyadda Somaliland e...
Sunday, January 7, 2024
-
Warar Khilaafsan Hordhaca Heshiiska Somaliland Iyo Itoobiya oo Kasoo Yeedhay Sarkaalkii Ka Shaqeeyay Isfahamka Heshiiska”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Warar Khilaafsan Hordhaca Heshiiska Somaliland Iyo Itoobiya oo Kasoo Yeedhay Sarkaalkii Ka Shaqeeyay Isfahamka Heshiiska"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/ppffA7JMCWY
...
Saturday, January 6, 2024
-
“Heshiiska Itoobiya La Gashay Somaliland Waxa Uu Abuurayaa Fursado Badan Oo Horumarineed”Lawrence Freeman.
Lawrence Freeman oo u dhashay dalka Maraykanka oo u dhuun daloola siyaasadda iyo dhaqaalaha Afrika ayaa sheegay in heshiiska Itoobiya iyo Somaliland uu tusaale wanaagsan u yahay horumarka qaaradda.
Itoobiya waxa ay Somalila...
Saturday, January 6, 2024
-
Maayarka Caasimada Iyo Masuuliyiin Xukuumada Katirsan Oo Booqday Deegaanka Aw Barkhadle Iyo Arimaha Ay Indhahooga Kusoo Arkeen!
Maayarka caasimada hargaysa iyo masuuliyiin xukuumada katirsan ayaa lagu casuumay maanta deegaanka awbarkhadle oo katirsan gobolka maroodi jeex
Masuuliyiintan uu maayarku horkacayo ayaa indhahooga kusoo arkay dhibaatada haysa...
Saturday, January 6, 2024
-
Xukumadda Somaliland Oo Mar Kale Ka Hadashay Faahfaahina Ka Bixisay Heshiiskii Dhexmaray Itoobiya”Daawo Wasiirka Arimaha Debeda
Xukumadda Somaliland Oo Mar Kale Ka Hadashay Faahfaahina Ka Bixisay Heshiiskii Dhexmaray Itoobiya"Daawo Wasiirka Arimaha Debeda
https://youtu.be/FZvvWzpUs-k
...
Saturday, January 6, 2024
-
Xildhibaano Gaadhaya 52 Xildhibaan oo Katirsan Golaha Wakiilada Iyo Musharax Cabdiraxmaan Ciro Iyo Maxamud Xaashi oo Hargeysa uu Uga Furmay Shir Loogu Gogol Xaadhayo Isbaahaysi Siyaasadeed”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Xildhibaano Gaadhaya 52 Xildhibaan oo Katirsan Golaha Wakiilada Iyo Musharax Cabdiraxmaan Ciro Iyo Maxamud Xaashi oo Hargeysa uu Uga Furmay Shir Loogu Gogol Xaadhayo Isbaahaysi Siyaasadeed"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://yout...
Saturday, January 6, 2024
-
Golaha Guurtida oo Markale Dib Udhigay Xeerkii Doorashooyinka Isasaaran ee Madaxtooyada Iyo Ururada”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Golaha Guurtida oo Markale Dib Udhigay Xeerkii Doorashooyinka Isasaaran ee Madaxtooyada Iyo Ururada"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/MOhFHBCv5lQ
...
Saturday, January 6, 2024
« Previous Page — Next Page »