-
Warbixin : Wado Ku Taala Bariga Somaliland oo Ay Ku Dhiban Yihiin Dadka Iyo Gaadiidku”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Warbixin : Wado Ku Taala Bariga Somaliland oo Ay Ku Dhiban Yihiin Dadka Iyo Gaadiidku"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/w0As2dHZ560
&nb...
Friday, December 15, 2023
-
“Colaada Cali Saahidna Wax Dambe Ka Soo Noqon Maayaan”Cheif Caaqil Axmed Maxamed Daahir’daawo Muuqaal
"Colaada Cali Saahidna Wax Dambe Ka Soo Noqon Maayaan”Cheif Caaqil Axmed Maxamed Daahir'daawo Muuqaal
https://youtu.be/LeX9kNzOPhY
&...
Friday, December 15, 2023
-
Madaxwaynaha Somaliya Oo Markii Uhoraysay Ka Hadlay Wiil Uu Dhalay Oo Dalka Turkiga Ku Galay Shil Sababay Dhimasho!
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa sheegay in wiilkiisu aanu ka soo cararin dalka Turkiga, kaddib markii shil geystay dhimasho uu ku galay magaalada Istanbul, waxaana uu intaa ku daray in uu wiilkiisa kula taliyay ...
Friday, December 15, 2023
-
Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Sheegay In Aan La Iibin Karin Dhulka Xaafada Iidaan Ee Dhawaan La Dajiyay Dadka Shacabka Ah”Daawo Muuqaal
Maayarka caasimada Hargaysa Cabdikariin Axmed Mooge ayaa saaka kormeeray dhulka cusub ee la dajiyay dad laga soo raray magaalada hargaysa ee xaafada iidaan
Sidoo kale maayar mooge ayaa amar ku bixiyay in aanay dhulka dadkan las...
Friday, December 15, 2023
-
Aqoonyahanka Iyo Haldoorka Reer Somaliland Ee Magaalada Bristol Ku Dhawaaqay Isbadal Dalka Lagu Badbaadiyo Dalka Iyo Fariin Culus Ay Udireen Madaxwayne Muuse Biixi.
Aqoonyahanka iyo haldoorka jaaliyada reer Somaliland ee ku dhaqan magaalada Bristol ee dalka ingiriiska gaar ahaan beesha subeer awal ayaa iskugu yimid shir ay kaga arinsanayaan xaalada siyaasadeed ee Somaliland iyo haliska dagaal...
Friday, December 15, 2023
-
Fadhigii Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland Oo Lagaga Hadlay Amniga Iyo Ganacsiga Laguna Ansixiyey Laba Xeer.
WAR-SAXAAFADEED.
Fadhigii Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland Oo lagaga Hadlay Amniga iyo Ganacsiga Laguna Ansixiyey Laba Xeer.
Hargeysa-14-12-2023-()-Fadhigii 121aad ee Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somal...
Friday, December 15, 2023
-
Wefti Uu Hoggaaminayo Guddoomiye ku xigeenka 2-Aad Ee Golaha Wakiilada Somaliland Oo Kulan La Yeeshay Baarlamaanka Wales,
Wefti uu Hoggaaminayo Guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee Golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa kulan la yeeshay Baarlamaanka Wales, waxaana soo agaasimay La-taliye Sare, Wasaaradda Xidhiidhka Golayaasha iyo Arrimaha Dastuur...
Friday, December 15, 2023
-
Dood Xiiso Badan oo Ku Saabsan Tacadiyada Ka Dhanka Ah Dumarka Iyo Carruurta”Daawo Muuqaal
Dood Xiiso Badan oo Ku Saabsan Tacadiyada Ka Dhanka Ah Dumarka Iyo Carruurta"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/4Q65tnafCCM
Berb...
Thursday, December 14, 2023
-
Soomaliya oo Ka Mid Noqotay Waddamada Adduunka ee Aan Daynta Lagu Lahayn ee Laga Cafiyay”Daawo Muuqaal
Soomaliya oo Ka Mid Noqotay Waddamada Adduunka ee Aan Daynta Lagu Lahayn ee Laga Cafiyay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/hdWI8RxQ1Mw
Berberatoday.com...
Thursday, December 14, 2023
-
“Wajaale Oo Dakadii Dalka Ugu Balaadhneyd Bila Biyo Sii Ahaanmayso Inta Aan Joogo”Wasiir Saleebaan Cali Koore”Daawo Muuqaal
"Wajaale Oo Dakadii Dalka Ugu Balaadhneyd Bila Biyo Sii Ahaanmayso Inta Aan Joogo"Wasiir Saleebaan Cali Koore"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/iBXyAISTekM
&...
Thursday, December 14, 2023
« Previous Page — Next Page »