-
Gudoomiyaha xisbiga Ucid Oo ka hadlay Arimaha Kasoo Cusboonaaday Gobolka Selel Iyo Xaalada Siyaasadeed Ee Dalka.
Gudoomiyaha xisbiga Ucid eng faysal cali waraabe ayaa markale ka hadlay duulaanka lagu soo qaaday Somaliland iyo qabsoomida doorashooyinka
Sidoo kale gudoomiye faysal ayaa ka hadlay xaaladaha kazoo cusboonaaday gobolka selel ee...
Monday, December 11, 2023
-
Xoghayaha Guud Ee Urur Goboleedka Igad Oo Kulan La Qaatay Waftigii Madaxdhaqameedka Beelaha Direed Ee Ku Sugan Dalka Jabuuti.
Xoghayaha guud ee urur goboleedka Igad Ayaa Kulan La Qaatay Waftigii Madaxdhaqameedka Beelaha direed oo safar ku joogay caasimada dalka jabuuti ee jabuuti,
Waftiga madaxda beelaha direed iyo xoghayaha urur gobolee...
Monday, December 11, 2023
-
Culimada Gobolka Awdal Oo Bayaan kasoo Saaray Xaalada Kasoo Cusboonaatay Gobolka Selel.
Culimo Awdiinta gobolka awdal ayaa baaq culus kazoo saaray xaaladaha muran ee kazoo cusboonaatay gobolka selel iyagoo baaq uiray beelaha walaalaha ee wada oo maalmihii udanbeeyay warbaahinta isku marinayay hadalo colaad sokeeye hu...
Monday, December 11, 2023
-
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo xil ka qaadis Iyo magacaabis ku sameeyay golaha Wasiirada Xukumadiisa.
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo xil ka qaadis Iyo magacaabis ku sameeyay golaha Wasiirada Xukumadiisa.
WAREEGTOOYIN MADAXWEYNE: 10 /12/2023
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa u...
Monday, December 11, 2023
-
Reer Borama Oo Gaadhi Qaaliya Gudoonsiiyay Wasiirkii Xilka Lagaga Qaaday Shacabkayga Ayaan La Dareen Ahay.
Qaarkamid ah aqoonyahanka iyo ganacsatada reer Boorama ayaa gaadhi qaaliya gudoonsiiyay wasiirkii hore ee wasaarada maalgashiga oo xilka madaxwayne biixi kaga qaaday hadal uu ka yidhi madal aroos oo ahaa waxan la dareen ahay tabas...
Monday, December 11, 2023
-
“Maayar Anaga Iyo Badhasaab Tiimbaro Na Soo Kala Gaadh“Iskaashatada Basaska Suuqa Hargaysa”Dawwo Muuqaal
“Maayar Anaga Iyo Badhasaab Tiimbaro Na Soo Kala Gaadh“Iskaashatada Basaska Suuqa Hargaysa"Dawwo Muuqaal
https://youtu.be/T6KQYTdavmE
Berberatoday.com...
Saturday, December 9, 2023
-
Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Lala Yeeshay Maayarka Caasimada Iyo Xogo Xasaasiyay Uo Uu Bulshada U Iftiimiyay”Daawo Muuqaal
Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Lala Yeeshay Maayarka Caasimada Iyo Xogo Xasaasiyay Uo Uu Bulshada U Iftiimiyay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/RGq1DR-C8lc
 ...
Saturday, December 9, 2023
-
“Intaan Halkan Fadhiyay Waxaan Sawirtay, Gabadh Wax La Baray In Ay Tahay Ummad Wax La Baray”Xildhibaan Xasan Dhuxul.
Xildhibaan xasan dhuxul laabsaalax oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada ayaa ka hadlay muhiimada ay leedahay in wax labaro haweenku isagoo sheegay ka gole ahaan in ay dhiirigalinayaan xeerarka haweenka wax ufududayna,
...
Saturday, December 9, 2023
-
Xeeladaha Cusub Iyo Hubka Casriga Ah Ee Ay Xamaas U Adeegsatay Ciidamada Yuhuuda”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Xeeladaha Cusub Iyo Hubka Casriga Ah Ee Ay Xamaas U Adeegsatay Ciidamada Yuhuuda"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/n-WAPz-cLUI
...
Friday, December 8, 2023
-
Raisal Wasaaraha Dawlada Xamar Xamse Cabdi Bare oo Guuldarro Kaala Soo Laabtay Kismaayo,3 Qodob oo Filanwaa Kunoqotay”Daawo Muuqaal
Raisal Wasaaraha Dawlada Xamar Xamse Cabdi Bare oo Guuldarro Kaala Soo Laabtay Kismaayo,3 Qodob oo Filanwaa Kunoqotay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/d6aMplgn_Is
&nb...
Friday, December 8, 2023
« Previous Page — Next Page »