|
Warar
-
“Dhibka Kaliya ee Aanu La Kulanaa Waa Qishka”Guddoomiyaha Imtixaanaadka Qaranka”Daawo Muuqaal
"Dhibka Kaliya ee Aanu La Kulanaa Waa Qishka"Guddoomiyaha Imtixaanaadka Qaranka"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/x7tdTVmgBzA
B...
Thursday, April 25, 2024
-
Dawlada Jabuuti Oo Markale Ka Hadashay Sida Ay Uga Cadhootay Heshiishka Somaliland Iyo Itoobiya!
Wasiirka Maaliyadda ee dalka Djibouti, Ilyaas Muuse Dawaleh oo ku sugan magaalada Washington ee dalka Mareykanka ayaa ka hadlay aragtida dowladda Djibouti ee heshiiskii is-afgarad ee dhexmaray Ethiopia iyo Somaliland, kaas oo Muus...
Thursday, April 25, 2024
-
๐๐ฎ๐ฏ๐ฑ๐ถ ๐ฌ๐ฎ๐ฟ๐ฒ A๐ฑ๐ฑ๐ผ๐ผ๐ป ๐๐น๐น๐ฒ O๐ผ S๐ฎ๐บ๐ถ๐ฟ, D๐๐น๐พ๐ฎ๐ฎ๐ฑ, A๐พ๐ผ๐ผ๐ป I๐๐ผ A๐ณ-๐ด๐ฎ๐ฎ๐ฏ๐ป๐ถ ๐ธ๐ S๐๐ป๐๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฎ!
๐๐น๐น๐ฒ Ha,uraxmadee Cabdi Maxamed Jaamac (๐๐ฎ๐ฏ๐ฑ๐ถ ๐ฌ๐ฎ๐ฟ๐ฒ) wuxuu dhashay sanadkii ๐ญ๐ต๐ฒ๐ฌ-kii,ย waxaanuu waxbarashadii dugsiga hoose, dhexe iyo sareba uu ku qaatay degmada ๐๐๐น๐
...
Thursday, April 25, 2024
-
Canfarta Itoobiya oo Jab Weyn Kala Kulmay Weerar Ay Ku Soo Qaadeen Deegaanka Soomaalida
Ciidammada deegaanka Canfarta, ayaa mar kale subaxii hore ee Sabtidii maanta weerar culus oo jihooyin dhawr ah kusoo qaaday Deegaanka Soomaalida, halkaas oo ay mar kale kala kulmeen khasaare weyn oo dhimasho, dhaawac iyo i...
Wednesday, April 24, 2024
-
Somaliland Ma ka Gudbaysaa Mugdigii Doorasho Laโaanta Iyo Mawjadihii Khilaafaadka Siyaasadeed?
Somaliland, ayaa u muuqata inay ka baxayso Mawjado khilaafyo siyaasadeed iyo sharci ah oo ay muddo sannado ah ku soo jirtay, kuwaas oo hadheeyey nidaamka doorashooyinka iyo hannaanka dimuqraadiyadeed.
Rejada iyo naawilaadda doora...
Wednesday, April 24, 2024
-
“Anigu Muuse Mucaarad Baan Ku Ahay ee Abtiyaashay Ma Necbi.”Jiif Caaqil Rashiid Jambiir”Daawo Muuqaal
"Anigu Muuse Mucaarad Baan Ku Ahay ee Abtiyaashay Ma Necbi."Jiif Caaqil Rashiid Jambiir"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/_gVYqYDm_oA
&nb...
Wednesday, April 24, 2024
-
Wasiirka Maalgashiga Somaliland Oo Kormeeray Mashaariic Waawayn Oo Shirkada Oomaar Ka Hirgalisay Magaalada Berbera”Daawo Muuqaal
Wasiirka maalgashiga iyo warshadaha Somaliland ayaa maanta kormeer u tagay mashaariic waawayn oo shirkada oomaar Company ka hirgalisay magaalo xeebeeda berbera kuwaasi oo qaarkood dhamaadeen qaarna ay wali socdaan dhismahoogii
...
Wednesday, April 24, 2024
-
16 oo Ku Dhintay ,Tiro Kalena Waa La’layahay Dooni Ku Dagtay Xeebaha Dalka Jabuut”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
16 oo Ku Dhintay ,Tiro Kalena Waa La'layahay Dooni Ku Dagtay Xeebaha Dalka Jabuut"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/yPBXgNbu2Qc
...
Wednesday, April 24, 2024
-
“Xirsi Iyo Ina Xaashi Hadalkooda Midna Baqdin Baa Ka Muuqata Midna Nabad Buu Doonayaa Aan Dhulbahante Rabin”Cali Duulduul”Daawo Muuqaal
"Xirsi Iyo Ina Xaashi Hadalkooda Midna Baqdin Baa Ka Muuqata Midna Nabad Buu Doonayaa Aan Dhulbahante Rabin"Cali Duulduul"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/xfzp6JiYyC0
...
Tuesday, April 23, 2024
-
โXasan Sheekh Ayaa Bixiyay Amarkii Dilka Marxuum Cabdinaasir Muuse Dahable.โ Xukuumadda Somaliland oo Si Adag Uga Hadashay Dilkii Cabdinaasir Dahable Iyo Dhalinyaro Kaloo Arinkaas Loo Xidhay”Daawo Muuqaal
โXasan Sheekh Ayaa Bixiyay Amarkii Dilka Marxuum Cabdinaasir Muuse Dahable.โ Xukuumadda Somaliland oo Si Adag Uga Hadashay Dilkii Cabdinaasir Dahable Iyo Dhalinyaro Kaloo Arinkaas Loo Xidhay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/K...
Tuesday, April 23, 2024
« Previous Page — Next Page »
|
|