-
“Hadaynu Nahay Reer Awdal Xamar Wax Inoo Yaalaa Ma Jiraan,Dekeda Lughayana Way Dhismi Doontaa”Madaxweyne Hore Daahir Rayaale Kaahin oo Fariin Culus Udiray Reer Awdal”Daawo Muuqaal
"Hadaynu Nahay Reer Awdal Xamar Wax Inoo Yaalaa Ma Jiraan,Dekeda Lughayana Way Dhismi Doontaa"Madaxweyne Hore Daahir Rayaale Kaahin oo Fariin Culus Udiray Reer Awdal"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/KT_t_eg2sYo
 ...
Thursday, April 18, 2024
-
Madaxdhaqameed Iyo Xildhibaano Si Adag Uga Hadlay Xadhiga Fanaanad Ugbaad Aragsan!
Qaarkamid ah madaxdhaqameedka Somaliland iyo xildhibaano katirsan golaha wakiilada ayaa si kulul uga hadlay xadhig ay habeenkii xalay xukuumada kula kacday fanaanada dadayar ee Ugbaad Aragsan
...
Thursday, April 18, 2024
-
Xildhibaan Siciid Cudhay Oo Si Cad Uga Horyimid Amar Maalintii Shalay La Dul Dhigay Dadka Danyarta Ah Ee Ku Ganacsada Agagaarka Suuqa Waaheen!
Xildhibaan Siciid Cudhay oo kamid ah mudanayaasha golaha deegaanka hargaysa ayaa ayaandaro ku tilmaamay in aan ilaa hada la dhisi suuqii danyartu lahayd ee waaheen xili aybmaalintii shalay maayarka iyo gudida dhismaha suuqa waahee...
Thursday, April 18, 2024
-
Badhasaabka Gobolka Awdal Oo Booqday Xerada Ciidamada Qaranka Ee Goroyo Cawl Oo Ay Ka Socoto Udiyaar Garowga Xuska18may
Badhasaabka gobolka awdal ayaa maanta booqasho ku tagay xerada ciidanka qaranka ee deegaanka goroyo cawl taasi oo ay ka socoto udiyaar garowga ciidamada ee xuska maalinta qarannimada somaliland ee ingau soo foolka leh.
...
Thursday, April 18, 2024
-
Maayar Mooge Oo Wacad Ku Maray In Xoolaha Magaalada Awood Lagaga Saari Doono, Xili Ay Hore Dawlada Hoose Hooyo Ugu Dishay!
Maayar Mooge Oo Wacad Ku Maray In Xoolaha Magaalada Awood Lagaga Saari Doono, Xili Ay Hore Dawlada Hoose Hooyo Ugu Dishay!
...
Thursday, April 18, 2024
-
Xildhibaan Kenyaan Ah oo Doonay In Khasab uu Laabta Ku Geliyo Xildhibaanad Soomaali Ah Iyo Fadeexad Ka Dhalatay”Daawo Muuqaal
Xildhibaan Kenyaan Ah oo Doonay In Khasab uu Laabta Ku Geliyo Xildhibaanad Soomaali Ah Iyo Fadeexad Ka Dhalatay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/LHw57qNG-CQ
...
Wednesday, April 17, 2024
-
Garoonkii Ugu Mashquulka Badnaa Dunida oo Hakad La Galiyey Duulimaadyadiisii”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Garoonkii Ugu Mashquulka Badnaa Dunida oo Hakad La Galiyey Duulimaadyadiisii"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/b2EWnl4DUqA
Be...
Wednesday, April 17, 2024
-
Laba Qof oo Shacab Ah oo Lagu Dilay Magaalada Muqdisho”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Laba Qof oo Shacab Ah oo Lagu Dilay Magaalada Muqdisho"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/7fp9nXcrLSY
Berberatoday.c...
Wednesday, April 17, 2024
-
“Maxaa Loo Xidhi Waayay Meelaha Habeen Kasta La Isugu Keeno 200 Raga ee Laga Niikiyo…”Suldaan Cabdiraxmaan Good”Daawo Muuqaal
"Maxaa Loo Xidhi Waayay Meelaha Habeen Kasta La Isugu Keeno 200 Raga ee Laga Niikiyo..."Suldaan Cabdiraxmaan Good"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/mct_pqSt-is
...
Wednesday, April 17, 2024
-
”Ma jirto Cid Dhici Karta Doorashada, Ololihiina Wiigan Ayaanu Bilaabaynaa”Xoghayaha Abaabulka Iyo Wacyigalinta Xisbiga Waddani Cabdillahi Geeljire”Daawo Muuqaal
''Ma jirto Cid Dhici Karta Doorashada, Ololihiina Wiigan Ayaanu Bilaabaynaa''Xoghayaha Abaabulka Iyo Wacyigalinta Xisbiga Waddani Cabdillahi Geeljire"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/_e2jzFFtIHM
&...
Wednesday, April 17, 2024
« Previous Page — Next Page »