-
Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Bilaabay Hawlgalo Uu Ku Dabagalayo Sarifka Lacagaha Shilinka Jsl Iyo Dollarka!
Warsaxafaddeed
Sabti, November 04, 2023
Baanka Dhexe ee JSL waxa uu maanta oo taariikhdu tahay 04.11.2023 bilaabay hawl gal balaadhan oo ujeedadiisu tahay sidii suuqyadda sarrifka looga soo saari lahaa lacagaha shillin-ka So...
Sunday, November 5, 2023
-
Taliyaha Ciidanka Dab Damiska Somaliland oo Booqasho Ku Tagay Dalka Taiwan iyo Nuxurka Kulamo uu la qaatay Madaxda Dalkaasi
Tapie(Berberatoday.com)-Taliyaha Ciidanka Dabdemiska JSL sareeye guuto Axmed Maxamed Xasan Sawaaxili oo Booqasho rasmiya ku tagey waddanka Taiwan ayaa magaalada Caasimada ah ee waddankaasi ee Taipie wuxuu kulan kula qaatay Madaxda...
Sunday, November 5, 2023
-
“Aniga Hablo Badan Ayaa Ila Dhashay oo Hablaha Uma Jawaabayo”Musharax Cabdiraxmaan Cirro”Daawo Muuqaal
“Aniga Hablo Badan Ayaa Ila Dhashay oo Hablaha Uma Jawaabayo”Musharax Cabdiraxmaan Cirro"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/a0m3ixdWHcg
...
Saturday, November 4, 2023
-
“Somaliland Maanta Inkastoo Aanay Tamar Dhaqaale Iyo Mid Ciidan Ay Ugu Hiiliso Falastiin Lahayn Hadana Qalbiga Iyo Niyada Ayaanu Kala Jirnaa Walaalah Muslimiinta Ah ee La Xasuuqayo”Daawo Muuqaal
"Somaliland Maanta Inkastoo Aanay Tamar Dhaqaale Iyo Mid Ciidan Ay Ugu Hiiliso Falastiin Lahayn Hadana Qalbiga Iyo Niyada Ayaanu Kala Jirnaa Walaalah Muslimiinta Ah ee La Xasuuqayo"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/aUdIUlTidsY
...
Saturday, November 4, 2023
-
Maxamud Xaashi Iyo Wasiir Yurub Abiib oo Hadalo Kulul Isku Weydaarsaday Madashii Lagu Soo Bandhigaayay Buuga Hadhiwaa ee Maxamed Haldoor”Daawo Muuqaal
Maxamud Xaashi Iyo Wasiir Yurub Abiib oo Hadalo Kulul Isku Weydaarsaday Madashii Lagu Soo Bandhigaayay Buuga Hadhiwaa ee Maxamed Haldoor"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/Ggz3Nkju0Yw
&nbs...
Saturday, November 4, 2023
-
“Waxa Jira Dad Nidaamka Dawladnimada Diidan, Nidaamka Nabad Galyada Diidan”Wasiir Maxamed Kaahin”Daawo Muuqaal
"Waxa Jira Dad Nidaamka Dawladnimada Diidan, Nidaamka Nabad Galyada Diidan"Wasiir Maxamed Kaahin"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/95xdQlDlNBo
&nbs...
Saturday, November 4, 2023
-
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo Ka Qeyb Galay Xuska Sanad Guuradii 30-naad ee Ciidanka Booliska Somaliland’Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo Ka Qeyb Galay Xuska Sanad Guuradii 30-naad ee Ciidanka Booliska Somaliland'Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/f0oz70xzxe4
&n...
Saturday, November 4, 2023
-
Muqdisho: Gabadh Dhalinyaro Ah oo Qabata Shaqo Raggu Ku Badanyihiin”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Muqdisho: Gabadh Dhalinyaro Ah oo Qabata Shaqo Raggu Ku Badanyihiin"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/tUPJFu2rk98
Berberatoda...
Saturday, November 4, 2023
-
“Boolisku Waxa uu Kamid Yahay Ciidamada Ka Barbar Dagaalama Millatariga,Waana Ilaaliyaha Nafta Iyo Maalka Muwaadinka”Taliye Maxamed Saqadhi Dabagale”Daawo Muuqaal
"Boolisku Waxa uu Kamid Yahay Ciidamada Ka Barbar Dagaalama Millatariga,Waana Ilaaliyaha Nafta Iyo Maalka Muwaadinka"Taliye Maxamed Saqadhi Dabagale"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/8oDdljygOUo
&n...
Saturday, November 4, 2023
-
Ganacsade Somaliyeed Oo Lagu Diley Dalka Koonfur Africa
Burcad hubeysan oo u dhalatay dalka Koonfur Afrika ayaa Xalay ku dishay muwaadin Soomaaliyeed deegaanka Gugulethu oo ka mid ah deegaanada hoostaga magaalada Cape Town ee dalkaasi Koonfur Afrika.
Marxuumka burcadu dishay aya...
Saturday, November 4, 2023
« Previous Page — Next Page »