-
Xildhibaan Siciid Sokeeye Oo Ka Hadlay Xashiishad Tiro Badan Oo Lagu Qabtay Gudaha Hargaysa
Xildhibaan Sheekh siciid sokeeye ayaa khudbadii jimce ee maanta kaga hadlay halista ay inagu hayso mukhaadaraadka iyadoo xaafada sheikh nuur ee caasimada hargaysa lagu qabtay xashiishad tiro badan Isagoo sheegay in lays waydiiyo s...
Saturday, November 4, 2023
-
Qaramada Midoobay Oo Ka Digtay Khataraha Ka Dhalan Kara Roobab Waawayn Oo Lafilayo Inay Ka Da,aan Somaliya.
Haayada qaramada midoobay uqaabilsn cunada iyo masiibooyinka ee fao ayaa ka digtay khataraha ka dhalan kara roobab waawayn oo la saadilayo in ay da,aan somaliya.
Sidoo kale ayaa dadka somalida ee lafilayo in ay da,aan roobabkan...
Saturday, November 4, 2023
-
Warbixin: Macalin Qur’aan Duruufaha Nolashu Ubadaleen Inuu Noqdo Muruqmaal”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Warbixin: Macalin Qur'aan Duruufaha Nolashu Ubadaleen Inuu Noqdo Muruqmaal"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/GSHJUgqZ-s8
&nbs...
Friday, November 3, 2023
-
“Xadka Somaliland Waxa Uu U Dhawyahay Boosaso” Siyaasi Mustafe Qodax”Daawo Muuqaal
"Xadka Somaliland Waxa Uu U Dhawyahay Boosaso" Siyaasi Mustafe Qodax"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/EcpyXq5HQk4
Berberatoday...
Friday, November 3, 2023
-
“Garaabkii Aan Siin Laa Kamaan Helin Xildhibaanadda Burco Iyagaa Soo Sawira Xashiishka oo Ku Ceebeeya Dawlada Hoose… Maayirka Burco Cabdirisaaq Herro”Daawo Muuqaal
"Garaabkii Aan Siin Laa Kamaan Helin Xildhibaanadda Burco Iyagaa Soo Sawira Xashiishka oo Ku Ceebeeya Dawlada Hoose… Maayirka Burco Cabdirisaaq Herro"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/uyUw8BttCE8
...
Friday, November 3, 2023
-
Fadhigii Golaha Guurtida Oo Furmiya Maalinta Axada Iyo Xeer Xasaasiya Oo La Horkeenayo.
Kalfadhigii 83-aad ee Golaha Guurtidda JSL maalinta Axada ee ay bishu tahay 05-11-2023 saacada 9 subaxnimo ka furmi doona xarunta golaha guurtida Somaliland.
Xildhibaannada golaha guurtida Somaliland ayaa waxaa la faray inay wa...
Friday, November 3, 2023
-
Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Oo kulan La Qaatay Wafti ka Socday Dawlada Ingiriiska Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen!
Musharaxa madaxwayne ee xisbiga Waddani cabdiraxmaan cirro ay kulan la qaatay wafti uu hogaaminayay safiirka dawlada ingiriiska ufadhiya dalka somaliya kaasi oo safar ku yimid caasimada Somaliland, kaasi oo ay ka wada hadleen xaal...
Friday, November 3, 2023
-
Abwaan Siyaasi Cismaan Ku Jare Oo Runta Usheegay Reer Awdal”Daawo Muuqaal
Abwaan Siyaasi Cismaan Ku Jare Oo Runta Usheegay Reer Awdal"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/dl_WfYt3Z-8
Berberatoday.com...
Friday, November 3, 2023
-
Maxay Ka Wada Hadleen Madaxwayne Muuse Biixi Iyo Waftigii Ka Socday dawladda Ingiriisku?
Madaxwaynaha Somaliland ayaa kulan la qaatay wafti uu hogaaminayay safiirka dawlada ingiriiska ufadhiya muqdisho kaasi oo ay ka wada hadleen xaalada gobolka sool iyo qabsoomida doorashada jsl.
...
Friday, November 3, 2023
-
Maayarka Burco oo Ka Hadlay Khilaafka Golihiisa Degaanka Iyo Eedaymaha Loo Soo Jeediyey”Daawo Muuqaal
Maayarka Burco oo Ka Hadlay Khilaafka Golihiisa Degaanka Iyo Eedaymaha Loo Soo Jeediyey"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/4UmPx0J2KOw
&nb...
Thursday, November 2, 2023
« Previous Page — Next Page »