-
Berbera oo Farxada Salaada Ciida Iyo Farxadeeda Laysugu Soo Baxay Fagaare”Daawo Muuqaal
Berbera oo Farxada Salaada Ciida Iyo Farxadeeda Laysugu Soo Baxay Fagaare"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/86GzABpyx4c
Berberatoday.com...
Wednesday, April 10, 2024
-
Madaxweynaha Jsl Muuse Biixi Cabdi Oo Salaadii Ciida La Tukaday Qaarka Mida Ah Shacbiga Caasimada Hargaysa. H
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka ku dhaqan caasimadda Somaliland ee Hargeysa kala qaybgalay tukashada salaadda Ciidul-fidrida oo maanta laga oogay guud ahaanba dalka Jamhuuriyadda So...
Wednesday, April 10, 2024
-
Madaxwaynihii Hore Ee Jsl Daahir Riyaale Oo Shacabka Reer Somaliland kala Dardaarmay Ku Dhaqanka Qabyaalada.
Madaxwaynihii Hore ee Jamhuuriyada Somaliland daahir riyaale kaahin oo salaadii ciidul fidriga la tukaday shacabka ayaa kala dardaarmay ku dhaqanka qabyaalada taasi oo uu sheegay in aan lagu gaadhi horumar iyo qarannimo midna.
...
Wednesday, April 10, 2024
-
Madaxwayne Carbeed oo Malaayin Dolar oo Lacag Ah Ku iibsaday Guri Ku Yaala London Xili Carruur Muslimiin Ah Gaajo Udhimanayaan
Madaxweynaha Imaaraadka Carabta, Mohammed bin Zayed ayaa ku iibsaday guri ku yaalla London $81.7 milyan.
Arintan ayaa lagu sheegay qiimihii u sarreeyay ee guri looga iibsado Magaaaladda London sannadihii la soo dhaafay.
Tallaa...
Tuesday, April 9, 2024
-
Nuxurka Fariinta Hindiya Udirtay Soomaliya ee Ku Aadan Budhcad Badeeda Uxidhan
Safaaradda dowladda Soomaaliya ku leedahay dalka Hindiya ayaa laga codsaday inay soo xaqiijiyaan sugnaanshaha da’da 8 burcad-baddeed oo da’ yar sheegtay iyo guud ahaan dukumentiyada dhalashada, shahaadooyinka iyo aqoonsiga ay ...
Tuesday, April 9, 2024
-
Duulimaadyadii Caalamiga Aha Ee Muqdisho Oo Gabi Ahaanba Istaagay Iyo Wararkii Udambeeye Garoonka
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in maanta diyaaradaha caalamiga ah ee imaan jiray caasimada ay joojiyeen gebi ahaan duulimaadyadii tooska ahaa ee ay ku tegi jireen garoonka Aadan Cadde.
Diyaaradaha waa w...
Tuesday, April 9, 2024
-
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo Cafis Ufidiyay Maxabiista Dambiyada Yaryar Uxidhan
CAFIS MADAXWEYNE: 09/04/2024.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu munaasibada Ciidul Fidrida awgeed wareegto Madaxweyne uu Cafis Guud ugu fidiyey Maxaabiista dembiyada fudud ku xukuman ee x...
Tuesday, April 9, 2024
-
Khatar Caafimaad oo Looga Digay Dadka Arimahan Sameeya Maalmaha Ciidka”Dr Sidiiq Maxamed Ibraahim Ayaa Sharaxaya”Daawo Muuqaal
Khatar Caafimaad oo Looga Digay Dadka Arimahan Sameeya Maalmaha Ciidka"Dr Sidiiq Maxamed Ibraahim Ayaa Sharaxaya"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/aRO2KMwFNmA
...
Tuesday, April 9, 2024
-
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ka Qeyb Galay Xil Wareejinta Madaxda Haayada Sirdoonka Dawlada Xamar ee NISA
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb-galay munaasabad ay xilka kula kala wareegayeen Agaasimaha Hay'adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ee dhawaan la magacaabay Cabdullaahi Maxamed Cali (Shanbalools...
Tuesday, April 9, 2024
-
Shacabka Falastiin oo Somaliland Uga Mahad Celisay Garab Istaag Ay Umuujeen Fariina Muuqaal Ahna Soo Diray”Daawo Muuqaal
Shacabka Falastiin oo Somaliland Uga Mahad Celisay Garab Istaag Ay Umuujeen Fariina Muuqaal Ahna Soo Diray"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/S-LZtFnBWaA
&nbs...
Tuesday, April 9, 2024
« Previous Page — Next Page »