-
“Shaqaalaha Dawlada Hoose Markay Wax Wanaajaan Sida Maayarka Loogu Amaano Ayaa Markay Wax Kharibaana Loogu Canaananayaa Maayarka”Abwaan Xasan Daahir Weedhsame
KU : HEEGADA MAYORKA.
“Mayorku ma isagaa gaadhiga waday maxaa loo soo hadal qaadayaa?”
Su’aashaasi waxay la mid tahay aniga oo iyaga weydiiya:
Maxaa Mayorka loo ammaanaa marka waddo cusub la dhiso, ilayn...
Wednesday, March 13, 2024
-
“Dawladda Hoose ee Hargeysa Way Udaran Tahay Dadka Danyarta Ah, Gaar Ahaan Kuwa Suuqa Jooga. Ulama Dhaqmaan Si Dadnimo Leh”garyaqaan Guuleed Dafac
"Dawladda Hoose ee Hargeysa way u daran tahay dadka danyarta ah, gaar ahaan kuwa suuqa jooga. Ulama dhaqmaan si dadnimo leh, alaabta ayay ka daadiyaan oo way garaacaan. Maantana waxa soo korodhay dil arxan daran oo bahalnimo ah....
Wednesday, March 13, 2024
-
“Qoyska Marxuumadu Cadaalad-bay Helayaan Waanan Utagay oo usoo Tacsiyeeyay”Mayer Cabdikariin Axmed Mooge”Daawo Muuqaal
"Qoyska Marxuumadu Cadaalad-bay Helayaan Waanan Utagay oo usoo Tacsiyeeyay"Mayer Cabdikariin Axmed Mooge"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/-FkDYgjuU00
...
Wednesday, March 13, 2024
-
Urur Siyaasadeedka Waabari Oo Kulan Afur Iyo Casho Ah Ku Maamuusay Warbaahinta Gobolka Gabiley!
Afhayeenka Urur Siyaasadeedka Waabari Ayaa Kulan Afur Iyo Casho Shafareed ah Ku Maamuusay Warbaahinta Gobolka Gabiley!
Afhayeenka Urur siyaasadeedka Waaberi Maxamed faarax Miigane Ayaa Kulan Afur Iyo Casho Sharafe...
Wednesday, March 13, 2024
-
Sababtii Xilka Looga Qaaday Wasiir Saleebaan Cawad Cali Bukhaari oo Daboolka Laga Qaaday’daawo Warbixin Muuqaal Ah
Sababtii Xilka Looga Qaaday Wasiir Saleebaan Cawad Cali Bukhaari oo Daboolka Laga Qaaday'daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/vWiTg4C1jVQ
...
Wednesday, March 13, 2024
-
Daahirinta Nafta Iyo Bisha Ramadan”Sheekh Maxamed Khadar Guush Ayaa Sharaxaya”Daawo Muuqaal
Daahirinta Nafta Iyo Bisha Ramadan"Sheekh Maxamed Khadar Guush Ayaa Sharaxaya"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/OL4j6LtYBi4
Ber...
Wednesday, March 13, 2024
-
Aabe Ka Hadlay Wiil Uu Dhalay Oo Ciidamo Qarsooni Raadinayaa Iyo Halka Uu Ku Ilaalinayo!
Aabe uwaramay Tvga Horyaal ayaa ka hadlay dhaco lasoo daristay iyo wiil uu dhalay oo uu ka ilaalinayo ciidamo qarsoon oo ugu hanjabay in bahdil ku samayn doonaan hadii ay gacanta ku dhigaan
Sidoo kale aabahan ayaa sheegay in ...
Wednesday, March 13, 2024
-
Ciidamada Booliska Jsl Oo Gacanta Kusoo Dhigay Gacan Ku Dhiig Lihii Waday Gaadhigii Dawlada Hoose Ee Hooyada Umusha Ah Hargaysa Ku Jiidhay.
Ciidanka booliska Somaliland oo qoraal gordhawayd ku baahiyay boga ay ku leeyihiin xidhiidhka bulshada ee facebookga ayaa sheegay in ay gacanta kusoo dhigeen eedaysanihii waday gaadhiga dawlada hoose ee maanta sida badheedhka ah x...
Wednesday, March 13, 2024
-
“Heshiiska Somaliland Iyo Itoobiya Wuxu Ku Noqday Madaxweynaha Jabuuti Sidii Middi Dhabarka Lagaga Dhacday”Saleebaan Saxansaxo”Daawo Muuqaal
"Heshiiska Somaliland Iyo Itoobiya Wuxu Ku Noqday Madaxweynaha Jabuuti Sidii Middi Dhabarka Lagaga Dhacday"Saleebaan Saxansaxo"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/T1iyxvZtoRk
&nbs...
Tuesday, March 12, 2024
-
Geel 65 Sano Kahor La Dhacay oo Dadkii Lahaa Dib Loogu Celiyay Dadkii Lahaa Deegaanka Yoocaale ee Somalida Itoobiya
Geel la dhacay 65 sano ka hor oo loo celiyay dadkii lahaa.
Cali Kaahin oo ah Nin Xoolo dhaqato ah oo kasoo jeeda deegaanka Yoocaale e gobolka Jarar, ayaa maanta Iska Wareejiyay geel uu dhacay 65 Sanadood ka hor.
Geela ...
Tuesday, March 12, 2024
« Previous Page — Next Page »