Gudida Dhaqaalaha ee Golaha Wasiirada oo Kulan Degdeg Ah Yeeshay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddida Dhaqaalaha ee Golaha Wasiirada JSL waxa ay warbixino la xidhiidha qaban-qaabada madasha Dhaqaalaha Heer Qaran ee sannadka 2023 ay ka dhageysteen guddida farsamo ee ku hawlan diyaarinta madasha ...