-
Maamulka Gobolka Saaxil Oo Xadhiga ka Jaray Mashaariic Laga Hirgaliyay Magaalada Berbera”Daawo Muuqaal
Maamulka Gobolka Saaxil oo ay weheliyaan maamulka degmada berbera iyo madaxda haayado caalamiya ayaa xadhiga ka jaray mashaariic laga hirgaliyay gudaha magaalada berbera.
...
Friday, March 1, 2024
-
Dawladda Ingiriiska Oo Sheegtay Inay Madaxweynaha Jsl Muuse Biixi Kala Hadashay Sidii Doorashadu U qabsoomi Lahayd Sannadkan 2024
Safiirka Dawladda Ingiriiska Ufadhiya Somalia Iyo Somaliland maalintii shalay safar ku yimid dalka ayaa ka hadlay kulan uu maanta la yeeshay Madaxweynaha Somaliland Iyo Arimaha Ay Ka wada Hadleen.
.
“Waxaan la yeeshay do...
Friday, March 1, 2024
-
Saraakiil Katirsan Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Deeq Waxbarasho Ka Helay Dalka Taiwan
Taliyaha ciidanka qaranka Somaliland s/g nuux ismaaciil taani iyo wakiilka dalka Taiwan ufadhiya Somaliland ayaa maanta sobootiyay saraakiil ciidamada qaranka katirsan oo deeq waxbarasho ka helay dalka Taiwan.
Sid...
Friday, March 1, 2024
-
Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan oo Somalida Ka Codsatay In Lagu Taageero Xil Sare Ay Uga Tartamayso Wadamada Afrika”Daawo Muuqaal
Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan oo Somalida Ka Codsatay In Lagu Taageero Xil Sare Ay Uga Tartamayso Wadamada Afrika"Daawo Muuqaa
https://youtu.be/-V68uy9XMJY
&...
Thursday, February 29, 2024
-
Suxufi Maxamuud Cabdi Jaamac Xuuto Oo Ka Waramay Dhacdo Naxdin Leh Oo Hargeysa Ka Dhacday.
Gabadh wadatay gaadhi Haariyar ah ayaa saaka inta ay dhamaan daaqadaha u xidhay kaga dhex tagtay ilmo yar oo ay dhashay iyo gabadh shaqaale u ah si ay kaadhka muwaadinka uga soo qaadato wasaaradda arrimaha gudaha.
Ilmihii y...
Thursday, February 29, 2024
-
Wasiirka Arimaha Dibada Jsl Oo Kulan la Qaatay Safiirada Dalalka Shisheeye Ee ku Sugan Somaliland Iyo Arimaha Ay ka Wada Hadleen!
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda & Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland, Dr. Ciise Kayd Maxamuud ayaa Xafiiskiisa kulan kula yeeshay Safaaradaha wadamada shisheeye ee deggan magaaladda Hargeysa ee caasimad...
Thursday, February 29, 2024
-
“Waxay Ka Yaaceen Qalabkoodii Iyo…”Ciidanka Ilaalada Xeebaha Jsl Oo Ka Waramay Hawlgal Ay Sameyeen”Daawo Muuqaal
"Waxay Ka Yaaceen Qalabkoodii Iyo..."Ciidanka Ilaalada Xeebaha Jsl Oo Ka Waramay Hawlgal Ay Sameyeen"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/3ejQgjXhR00
...
Thursday, February 29, 2024
-
“Aqoonsi Ay Itoobiya Siiso Somaliland Dariiq Ayuu Ufuri Karaa Waddamo Sugaya..” Profesor Yusuf Goodir”Daawo Muuqaal
"Aqoonsi Ay Itoobiya Siiso Somaliland Dariiq Ayuu Ufuri Karaa Waddamo Sugaya.." Profesor Yusuf Goodir"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/XdkhFWsL2Q0
...
Thursday, February 29, 2024
-
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Jsl Oo Isku Shaandhayn Ku Sameeyay Gudi Hoosaadyada Golaha! H
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland Md Yaasiin Maxamuud Xiir Faratoon, ayaa isku shaandheyn ku sameeyey Guddi-hoosaadyada Golahaasi ka kooban yahay.
Guddoomiye Faratoon, ayaa wareegto uu maanta soo saaray ku...
Thursday, February 29, 2024
-
Maareyaha Haayada Dekeda Somaliland Said Hassan Abdilahi oo Abaalmarino Gudoon Siiyay Shaqaalihii Ugu Wanaagsanaa Haayada 2023-ka
Maareyaha Haayada Dekeda Somaliland Said Hassan Abdilahi oo Abaalmarino Gudoon Siiyay Shaqaalihii Ugu Wanaagsanaa Haayada 2023-ka
https://youtu.be/JEYeGVSSW3M
 ...
Wednesday, February 28, 2024
« Previous Page — Next Page »