-
Shirkada Telesom Oo Ku Guulaystay Shahaado Caalamiya Iyo Sababta Ay ku Mutaysatay!
Shirkadda Telesom ayaa ku guuleysatay shahaadooyinka ay bixiso hay’adda caalamiga ah ee International Organization for Standardizations (ISO). Shahaadooyinkan oo kala ah: Nidaamka Maamulidda tayada (QMS), Nidaamka Maamulaka ...
Thursday, February 22, 2024
-
“Ninka Muqdisho Lagu Dilay Waxa Loo Dilay Isaaq Naceyb…Cabdiqani Guuleed”Daawo Muuqaal
"Ninka Muqdisho Lagu Dilay Waxa Loo Dilay Isaaq Naceyb...Cabdiqani Guuleed"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/Hsi_oZ1BMYw
Berber...
Wednesday, February 21, 2024
-
“Xagxagashada Soomaaliya ee Somaliland Wax Kaga Xumaada Mooyaane Waxba Uguma Hagaagayaan”Cali Qoryoolay’Daawo Muuqaal
"Xagxagashada Soomaaliya ee Somaliland Wax Kaga Xumaada Mooyaane Waxba Uguma Hagaagayaan"Cali Qoryoolay'Daawo Muuqaal
https://youtu.be/KilKlRAN994
...
Wednesday, February 21, 2024
-
Shacabka Caasimada Hargaysa Oo Ka Gil Gishay Dilkii Foosha Xumaa Ee Muqdisho Loogu Gaystay Muwaadin Reer Somaliland Ah H
Qaar kamid ah shacabka ku dhaqan caasimada Hargaysa ayaa si kulul ucanbaareeyay falkii foosha xumaa ee dilka loogu gaystay Marxuum cabdinaasir muuse dahable oo ahaa wiil dhalinyaro ah oo reer somaliland
Shacabka ayaa ku hanjaba...
Wednesday, February 21, 2024
-
Xasan Sheekh Maxamuud Waxan Usheegayaa Inuu Fulayo oo Aanu Saxeexi Doono Heshiiska Is-afgarad Dhawaan”Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi”Daawo Muuqaal
Xasan Sheekh Maxamuud Waxan Usheegayaa Inuu Fulayo oo Aanu Saxeexi Doono Heshiiska Is-afgarad Dhawaan"Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/a2Hnic7C8iw
...
Wednesday, February 21, 2024
-
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo Kulan La Qaatay Kooxda Kubbadda Cagta ee Qurbajoogta Reer Somaliland ee dalka UK.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan la qaatay koox kubbadda cagta ah oo ka socotay qurbajoogta reer Somaliland ee dalka UK oo dhawaan dalka safar ku timi.
Kulanka mad...
Wednesday, February 21, 2024
-
Madaxweynaha Dawlada Xamar Xasan Sheekh oo Faahfaahin Ka Bixiyay Heshiis Ilaalada Bada Ah oo Maamulkiisu La Galay Dawlada Turkiga”Daawo Muuqaal
Madaxweynaha Dawlada Xamar Xasan Sheekh oo Faahfaahin Ka Bixiyay Heshiis Ilaalada Bada Ah oo Maamulkiisu La Galay Dawlada Turkiga"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/g5KZ2rqlq4Y
&...
Wednesday, February 21, 2024
-
Xogo Dheeraada Oo Kasoo Baxaya Qaabkii Muqdisho Loo Diley Marxuum Cabdinaasir Muuse Dahable!
Suxufi Sidiiq Maxamed Birmad oo kamid suxufiyiinta ka hawlgala Idaacada BBC Somali ayaa soo ururiyay xogihii ugu danbeeyay ee dilkii arxandarada ahaa ee magaalada muqdisho loogu gaystay marxuum Cabdinaasir Muuse Dahable oo ka hawl...
Wednesday, February 21, 2024
-
Madaxdhaqameed Iyo Aabaha Dhalay Marxuumkii Lagu Diley Muqdisho Oo Markale Fariin Udiray Maamulka Somaliya!.
Madaxdhaqameed iyo aabaha dhalay marxuum cabdinaasir Muuse dahable oo laba cisho ka hor si arxandaro ah loogu dilay muqdisho ayaa markale dalbaday in maydka marxuumka loosoo diro hargaysa
Sidoo kale aabaha dhalay ayaa sheegay i...
Tuesday, February 20, 2024
-
Somaliland Oo Jawaab ka Bixisay Cabasho Dhinaca Maamulka Hawada Ah Ee Kasoo Yeedhay Somaliya
Somaliland Oo Jawaab ka Bixisay Cabasho Dhinaca Maamulka Hawada ah Ee kasoo Yeedhay Somaliya Iyadoo dhanka kalena sheegay in ay si buuxda umaamusho hawadeeda kana diyaargarowday talaabo kasto oo ay isku daydo maamulka muqdisho.
...
Tuesday, February 20, 2024
« Previous Page — Next Page »